Muqdisho-(SONNA)-Xeer-ilaaliyaha Guud ee qaranka mdane Xuleymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta kulan miro dhal ah la yeeshay lataliyaha barnaamijyada argagixisada ee Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya Mr Jim Laucks.
Labada masโuul ayaa kulankooda kaga hadlay tayeynta iyo horumarinta howlaha xafiiska xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka gaar ahaan dacwad oogista la xariirta dambiyadda maalgalinta argagixisadda.