Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Xarunta Karantiilka Caabudwaaq oo la soo gaarsiiyay Qalab Caafimaad oo ay ku jiraan Meshiino casri ah “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xarunta Karantiilka Caabudwaaq oo la soo gaarsiiyay Qalab Caafimaad oo ay ku jiraan Meshiino casri ah “SAWIRRO”
GudahaWararka

Xarunta Karantiilka Caabudwaaq oo la soo gaarsiiyay Qalab Caafimaad oo ay ku jiraan Meshiino casri ah “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 5, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Xarunta karantiilka Degmada Caabudwaaq ee Hadiya Hospital ayaa maanta la soo gaarsiiyay Mashiinada Neefsiiyaha Dadka qaba Caabuqa COVID -19, oo gaaraya 33 Mashiin, oo taya sare leh isla markaana dabooli kara baahida Caafimaad ee Guud ahaan Degmada iyo Deegaannada kale xilli  markale la sheegay in Galmudug lagu arkay kiisas cusub oo la xariira COVID-19.

Jaaliyadda ka soo jeeda deegaanka oo codsi la xariira baahida loo qabo helida qalabkaan horay loogu diray ayaa waxaa si wada jira isku mar oga soo jawaab Jaaliyadaha Waqooyiga Ameerica, Dermank iyo Sweden.

Guddoomiyaha Degmada Mudane Mahad Cumar Cilmi, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Mudane Cabdiwali Maxamed Jaamac, Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Galmudug, Shaqaalaha Caafimaadka Degmada, Odayaasha Dhaqanka  iyo Ugaas Maxmed Ugaas Axmed ayaa goob joog ka ahaa madasha lagu soo bandhigay Qalabkaan ka hor inta aan lagu wareejin Xarunta Karantiilka degmada ee Hadiya Hosbitaal.

Guddoomiyaha Degmada Mahad Cumar Cilmi  iyo  Xildhibaan Cabdiraxiin Cigaal oo ka tirsan Baarlamaaka Galmudug ayaa ugu horayn ka hadlay goobta waxaana ay oga  mahad Cesheen cid kasta oo gacan ka gaysatay Helidda Qalabkaan.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Mudane Cadiwali Cabdullaahi Jaamac oo Mahad celin ka dib waxa uu ka warbixiyay Helidda Qalabkaan oo uu sheegay in loo keenay 33 qalabka neefsashada.

Gabagabadii ayaa Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo lahaa Gaarsiinta Fariintaan Jaaliyadaha waxaa uu dhankiisa u mahadceliyay Jaaliyadaha Guud ee ku nool Mareykanka ayaa sheegay in ay ka soo jawaabeen codsigeena, waxaana jirta in Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Yurub ay soo dhiibeen kaalmo lacageed oo ay ugu gurmanayaan Walaal ku nool Caabudwaaq.

                    

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shacabka gobalka Awdal oo wali wada Banaanbax looga soo horjeedo damaca gurracan ee Itoobiya

Muqdisho-(SONNA)-Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Awdal Waqooyiga Soomaaliya ayaa wali halkaasi ka wada bannaan baxyo ka dhan ah damaca…

GudahaWararka
January 16, 2024

Ciidanka xoogga dalka oo dilay horjooge sare oo ka tirsan Al-shabaab

Muqdisho (SONNA)-Ciidanka xoogga dalka oo maanta howlgal ka sameeyay tuulooyin hoos yimaadda degmada Baardheere, ayaa bur buriyay saldhigyo argagaxisada Alshabaab…

Wararka
January 12, 2021

Wasiirka Amniga Jubbaland oo kulan la qaatay Taliyaha qaybta 43-aad ee ciidanka Xoogga Dalka iyo Sarakiil kale

Jubbaland(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha dowlad goboleedka Jubbaland S/ Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal), ayaa kulan la qaatay Taliyaha qaybta 43-aad…

GudahaWararka
February 12, 2023

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo sheegay in ay ka go’an tahay dardar gelinta arrimaha wax-soo-saarka dalka

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka Golaha Sugidda Cunnada iyo isbeddelka cimillada ee heer…

GudahaWararka
October 24, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023