Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray Xarunta Qaran ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT),
    March 7, 2026
    Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa daah-furay xarun cusub oo loogu talagalay ka hortagga weerarrada internetka.
    March 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Janaraal Maxamed Cali Abokor
    March 7, 2026
    Gubadleey oo u gudubtay wareega 3-aad Tartan cilmiyeedka warbaahin Qaranka
    March 7, 2026
    Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuca baarista caafimaadka indhaha ee ardayda dugsiyada
    March 6, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Xaflad soo dhawayn ah oo magaalada Istanbuul loogu sameeyay Madaxwayne Lafta-gareen
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xaflad soo dhawayn ah oo magaalada Istanbuul loogu sameeyay Madaxwayne Lafta-gareen
GudahaWararka

Xaflad soo dhawayn ah oo magaalada Istanbuul loogu sameeyay Madaxwayne Lafta-gareen

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 15, 2020
1 Min Read
Share

Istanbuul-(SONNA)- Xaflad si wayn loo soo qabanqaabiyay oo lagu dhawaynayay  madaxwaynaha maamul goboleedka KGS Cabdicasiis Xasan Muxamed  Laftagareen ayaa lagu qabtay  magaaalada,  Istanbul ee dalka Turkiga.

Munaasabaddassi waxaa soo agasimiyay jaaliyada  Koonfur galbeed Somaliya ee magaalada Istanbuul, . Waxaana ka soo qayb galay ardayda Koonfur galbeed Somaliya ee wax ka barta dalkaasi ee ,haaweenka , dhalinyarada iyo odoyaasha dhaqanka.

Guddomiyaha jaaliyadda Jaaliyadda Koonfur galbeed Soomaaliya ka soo jeeda ee dalkaasi Turkiga mudane Mohamed Abdullahi ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin in ay dalka Turkiga ku soo dhaweeyaan Madaxwayne Cabdicasiis Lafta gareen oo uu  sheegay in  mudadii uu xilka hayay uu hayay uu tubta horumarka u jiheeyay Koonfur galbeed Soomaaliya, xafladdaasi soo dhawaynta ah waxaa ka soo qaybgalay  wasiirro,  xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Koonfur galbeed iyo saxafiyiin Soomaaliyeed.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray Xarunta Qaran ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT),

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta…

March 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka Xoogga oo weerar qorsheysan ku dilay dhowr qof oo khawaarij ah

Ciidanka Kumandoosta Danab oo kaashanaya saaxiibadda caalamiga ah ayaa weerar qorsheysa la beegsaday kooxda Khawaarijta Alshabaab oo ku sugnaa duleedka…

Gudaha
June 2, 2023

Safiirka aan deganeyn ee Botswana oo waraaqaha aqoonsiga laga guddoomay

Muqdisho,(SONNA):- Danjiraha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika, Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay…

GudahaWararka
March 1, 2026

Wasiiru dowlaha Caafimaadka oo kulan la qaadatay xubno ka socda WHO

Muqdisho-(SONNA)-Wasiiur Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka XFS Drs; Maryama Maxamed Xuseen ayaa xafiiskeeda ku qaabbishay wafdi ka socday Ururka Caafimaadka Adduunka ee…

GudahaWararka
September 10, 2024

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 oo 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗵𝗲𝘆’𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗨𝗡𝗜𝗖𝗘𝗙

MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Sanduuqa Badbaadada Carrruurta ee…

GudahaWararka
January 24, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023