Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Masโ€™uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS oo Dhammeystiray labo Diiwaan oo muhiim ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS oo Dhammeystiray labo Diiwaan oo muhiim ah
GudahaWararka

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS oo Dhammeystiray labo Diiwaan oo muhiim ah

By Dahir Aadan Cali
Last updated: May 17, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Xafiiska Hantidhowrka Guud e JFS ayaa si rasmi ah u dhammeystiray laba dukumiinti oo aas aas u ah horumarinta maamulka shaqaalaha ee XHGS oo kala ah:

1. ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š oo daadihinaya jihada iyo xeerarka lagu hago maamulka shaqaalaha xafiiska, laga bilaabo habraaca shaqaaleynta ilaa qorsheynta horumarinta xirfadeed.

2. ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐d๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š oo si istiraatiiji ah u tilmaamaya halka xafiisku u jihaysanayo shanta sano ee soo socota, isagoo dardargelinaya himilo ah in la helo nidaam shaqaale oo leh waxtar iyo isla-xisaabtan, kuna saleysan cadaalad iyo xirfad.

Labadan dukumiinti ayaa si xeel dheer uga hadlaya baahida loo qabo in la hirgeliyo hannaan shaqaaleysiin oo hufan, tababarro qorshaysan oo joogto ah iyo hab qiimeyn waxqabad ah oo la isku halleyn karo. Waxa ay sidoo kale xoojinayaan muhiimadda ay leedahay in la dhiso jawi shaqo oo dhiirrigelinaya isfaham iyo wada-shaqeyn, iyada oo horumarinta shaqaalaha loo arkayo tiir-dhexaad lagu kobcinayo tayada shaqo ee Xafiiska Hantidhowrka Guud.

Sidoo kale, labada dukumiinti waxaa si qoto dheer loogu saleeyay waafaqsanaanta Xeerarka Shaqada Shaqaalaha Dowladda iyo tilmaamaha caalamiga ah ee maamulka shaqaalaha, taas oo ka dhigaysa kuwo xaqiijinaya horumarinta shaqaalaha xafiiska iyo tayeyntoodaba.

Howshan waxaa si gaar ah uga taageeray Xafiiska Mashruuca Midowga Yurub ee EU SFA, oo ah mashruuc lagu horumarinayo isla-xisaabtanka, daahfurnaanta iyo dowlad wanaagga. Sidaas darteed, waxa aan u mahadcelinaynaa taageeradooda joogtada ah iyo garab istaagga ay siiyeen geeddi-socodkan muhiimka ah ee la xiriira tayeynta shaqaalaha xafiiska.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xubno ka socday Xukuumadda Galmudug iyo Safaardda Sweden oo kormeeray suuqa xoolaha Gaalkacyo iyo goobo kale

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dowlad Goboleedka Galmudug C/Laahi C/raxmaan Tootoole iyo wafdi ka socday Safaardda Sweden ayaa booqday suuqa xoolaha iyo…

Gudaha
February 5, 2026

Ciidanka Xoogga dalka oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Muqdishu-(SONNA)-Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deeganno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose, waxaana howlgalkaasi lagu dilay xubno ka…

GudahaWararka
December 6, 2020

Ingiriiska oo ku baaqay in la ย qaado xayiraadda gargaarka ee Gaza

Boqortooyada Ingiriiska ayaa Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) u sheegtay in Israa'iil ay qaado xayiraadaha ku aaddan gargaarka bini'aadanimo…

Caalamka
May 2, 2025

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada

Muqdiaho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada Aqalka Sare oo…

Wararka
May 31, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023