Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
    Taliyaha Booliiska oo shirguddoomiyey shirka hoggaanada Booliiska
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: WHO oo sheegtay in 10% bulshada caalamka uu gaarayo Corona Virus
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > WHO oo sheegtay in 10% bulshada caalamka uu gaarayo Corona Virus
CaalamkaWararka

WHO oo sheegtay in 10% bulshada caalamka uu gaarayo Corona Virus

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 6, 2020
2 Min Read
Share

Geveva (SONNA)- Khuburada caafimaadka WHO ayaa sheegay in kiisaska cudurka Coronavirus ee laga diiwaan galiyey caalamka ay hadda sii dhaaftay 35-milyan oo ruux, taas oo la qiyaasayo inay gaarto ilaa 800 oo milyan, halka dadka u ka soo kabtay ay maayso 24.6 milyan, dhimashaduna ay gaartay 1.04 milyan, walina ay malaayiin ruux Isbitaalada la jiifaan, taasi waxay ka dhigantahay in 10% bulshada caalamka uu haleelay cudurku, sida uu xusay Mike Ryan oo ah agaasimaha xaaladaha deg dega ah ee heyโ€™adda.

WHO waxay mar kasta ku doodaysaaย  in tirada hadda la heyo ee cudurku uu haleelay ka badan tahay tan dhabta ah, waxaana kulan gaar ah oo saarakiisha WHO ku yeeshay xarunta heyโ€™adda ee Geneva Switzerland kaga doodeen sida looga jawaabi karo safmarka COVID-19.

Toban bilood oo xaaladdan taagneyd ilaa iyo hadda ma jirto calaamad tilmaamaysa in u dhammaanayo cudurka. Wadamo dhowr ah waxaa hadda ay wajahayaan wajigii labaad ee cudurka ka dib markii xayiraadihii hore loo soo rogay la qafiifiyey, iyadoo hadda ay sii kordhayaan tirada kiisaska cudurka.

Agaasimaha guud ee WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa hogaamiyeyaasha dunida ugu baaqay in laga wada shaqeeyo sidii loo xakameyn lahaa safmarka coronavirus.

โ€œIn kasta oo waddammada oo dhan uu saameeyey fayraskan, waa in aan xusuusnaano in tani ay tahay cudur faafa oo aan sinnayn. Toban dal ayaa u dhigma 70% dhammaan kiisaska la soo sheegey iyo dhimashada seddex waddan oo keliya ayaa u dhigma kala bar, ” ayuu yiri.

Hab nololeedka bulshada caalamka ayuu cudurkan wax wayn ka badalay, waxaana adkaaday amaba qayb ahaan joogsaday isku socodka bulshaa caalamka, garoomada diyaaradaha ugu mashquulka badnaa caalamka ayaa la xiray, Iskuulada, jaamacadaha iyo goobaha la isugu yimaado ayaa in badan oo ka mid ah wali ay cidlo yihiin.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Raโ€™isulwasaare Kheyre oo magaacabay guddi Aaska qaran u sameeynaayo Raโ€™isulwasaarihii hore ee dalka oo shalay geeriyooday

Muqdisho:(SONNA)-Raโ€™isulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Raโ€™isulwasaarihii…

Wararka
July 13, 2020

Hay’adda SoDMA oo muqdisho kusoo gabagabeysay shir looga hadlayay horumarinta maaraynta masiibooyinka

Muqdisho-(SONNA)-Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa muqdisho kusoo gabagabaysay shir wada-tashi ahaa oo laba cisho ka socday muqdisho. Kulanka…

GudahaWararka
May 28, 2025

Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabbilay Madaxa Hayโ€™adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka USAID

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan muhiim ah…

GudahaWararka
August 21, 2024

Ethiopia oo duulimaadyada diyaaradaha ka xirtay gobolka Tigrey ee dalka Ethiopia

Addis ababa(SONNA)-Waaxda duulista ee Ethiopia ayaa sheegtay in duulimaadyada diyaaradaha ee caalamiga ah iyo kuwa gudaha laga xiray garoomada diyaaradaha…

Wararka
November 6, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023