Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

By Aadan Sooyaal
Last updated: April 26, 2023
4 Min Read
Share

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha

Muqdisho, Arbaco, 26 April, 2023

1- Dowladda iyo shacabka ayaa ugu Hambalyeeyay Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo bishii Ramadaan xaqiijiyay in magaalooyin badan oo dalka ka tirsan si nabad ah loogu soomay, laguna ciiday. Ciidanka oo kaashanaya shacabka ayaa Khawaarijta u diiday fursad ay ku geystaan falal argagixisonimo sidii looga bartey sannooyinkii la soo dhaafay.

2- Munaasabadda Ciidul Fidriga awgeed ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey inay is cafiyaan, is-kaalmeeyaan, lagana shaqeeyo dowlad dhiska iyo ciribtirka Khawaarijta.

3- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis u fidiyay 127-maxbuus oo ku xirnaa xabsiyada dalka munaasabadda Ciiddul Fidriga awgeed.

4- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Ciidammada Qalabka Sida ugu hambalyeeyay suuragelinta sugidda amniga dalka, gaar ahaan iyagoo suurageliyay in magaalooyin badan oo dalka ka tirsan 15 sanno kadib si nabad ah oo xorriyad leh loogu afuray.

5- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo booqday xerada milateriga ee Gordan ee Muqdisho ayaa halkaasi kula dardaarmey cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo ku biiraya hawlgalada ciribtirka Khawaarijta ee dalka daafahiisa ka socda.

6- Madaxweyne Xasan Sheekh oo Marwo Maryan Yaasiin u magacaabey Ergayga Arrimaha Carruurta iyo xuquuqda Soo-galootiga.

7- Dowladda Federaalka Soomaaliya oo degdeg u bilaabeysa daadgureynta iyo badbaadinta shacabka Soomaaliyeed ee ku xayiran dalka Suudaan oo dhowaan ay dagaalo ka bilowdeen.

8- Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Burundi Albert Shingiro oo dhowaan Muqdisho booqasho ku yimid ayaa bogaadiyay guulaha degdegga ah ee Dowladda Soomaaliya ay ka gaartey dagaalka lagula jiro Khawaarijta Al Shabab, isagoo intaa ku darey in Burundi ay si buuxda u garab taagan tahay Soomaaliya.

9- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa wakiillada hay’adaha caalamiga  kala hadashey qorshaha samatabixinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku go’doonsan dalka Suudaan oo dagaalo ka socdaan.

10- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Mudane Maxamed Cali Xagaa oo guddoomiyay shir looga hadlayey xoojinta amniga iyo hirgelinta Xeerka Xakameynta Hubka ee caasimadda.

11- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo burburiyay goobo ay Khawaarijta dadka ku baadi jireen oo kala ah

Aw-dheegle, Daanyeerrey, Gumeysi diid, Ay Butey, Buulo Naageey iyo Keli caafimaad oo ka kala tirsan Aw-dheegle, Jannaale iyo Lambar Konton ee gobolka Shabeellaha Hoose.

12- Ciidamada Xoogga Dalka ayaa  fashiliyay weerar naf la caari ah oo Khawaarijta ku qaadeen magaalada Masagawaa ee gobolka Galgaduud.

13- Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta ka xoreeyay tuulada Jameeco ee gobolka Hiiraan.

14- Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir oo hawlgal amniga lagu sugayo ka fuliyay Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay dhowr burcad ah iyo dad ka ganacsanayey maandooriyaha.

15- Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa la horkeenay 30 ruux oo ajaanib ah oo lagu soo eedeeyay inay kaluumeysi sharci darro ah ka fuliyeen xeebaha dalka. Waxaa sidoo kale maxkamadda ay xaraasheysaa kaluunkii sida sharci darada ah ay eedeysanayaasha uga jilaabteen xeebaha Soomaaliya.

16- Ciidanka Danab oo deeq raashin ah gaarsiiyay xarun ay ku jiraan caruur darbi jiif ah.

17- Maamulka Gobolka Banaadir oo xiray goobo lagu iibiyo maandooriyaha oo ku yaala xeebta Liido ee Muqdisho.

18- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa burburiyay fariisimo qarsoodi ah oo Khawaarijta ku lahaayeen degaanka Ceel-Qansax oo hoos taga degmada Galcad e Galmudug.

19- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Daraawishta Jubaland ayaa burburiyay fariisimo ku yaalla Buula Maadey iyo Alamgaab oo ka tirsan Jubbada Hoose, halkaas oo ay Khawaarijtu ku dhuumaleysanayeen.

20- Ciidanka Danab ayaa deeq gaarsiiyay qeybo ka mid ah Degmada Galcad oo ka mid ah  degaannadii laga xoreeyay Khawaarijta Al Shabaab.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Boliiska Kenya oo dilay nin looga shakisana Shabaabnimo iyo laba carruurtiisa ah

Nairobi(SONNA)-Ciidanka Police-ka Kenya ayaa dilay nin loogu shakisanaa inuu yahay Al-Shabaab iyo laba carruurtiisa ah oo uu gabaad ka dhiganayey…

Wararka
May 30, 2020

Xeer Ilaalinta Qaranka oo soo bandhigay liiska 18 mas’uul oo ay ku jiraan 9 baxsad ka ah cadaaladda

Muqdisho (SONNA):-Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo maanta magaalada Muqdisho shir jaraa'id ku qabatay ayaa soo bandhigay…

GudahaWararka
July 6, 2023

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Maxamed Cumar Saalixi

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed…

GudahaWararka
September 2, 2021

Xubin katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka

Muqdisho(SONNA):-Isxaaq Mayow Mohamuud oo Magaca afgarashada Khawariijta loo yaqaanay (Sayib) ayaa Isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Qeybta…

GudahaWararka
August 20, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023