Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

By Aadan Sooyaal
Last updated: April 19, 2023
4 Min Read
Share

Warbixinta Toddobaadlaha

Muqdisho, Arbaco, 19 April, 2023

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley shir madaxeed degdeg ah oo ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaasha dalalka IGAD, oo looga hadlayey colaadda Sudan ayaa ugu baaqey dhinacyada halkaasi isku haya inay miiska wadahadalka isugu yimaadaan, colaaddana ay joojiyaan.

2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa kaga qeybgaley shir madaxeed saddex geesood oo ay igu yimaadeen Soomaaliya, Ethiopia iyo Talyaaniga, kulamana la yeeshay madaxda ka qeybgashey shirkaasi.

3- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo guddoomiyey shir looga hadlayey xasillinta deegaannada Khawaarijta laga xoreeyey.

4- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo gudanaya Cumrada, ayaa ugu duceeyay ummadda Soomaaliyeed in Alle uu ka dulqaado dhammaan dhibaatooyinka heysta, intaasna ku darey in sanadkan uu noqon doono kii dalka looga suulin lahaa Khawaarijta Al Shabaab.

5- Wasaaradda Arrimha Dibedda ee Soomaaliya ayaa sameysay nidaam lagula soconayo xaaladda muwaadiniinta Soomaaliya ee ku nool dalka Suudaan oo ay dagaallo ka socdaan.

6- Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa magaalada Belgrade ee dalka Serbia tababar 4 bilood socday ugu soo xiray qaar kamid ah ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada Soomaaliya.

7- Soomaaliya iyo Jarmalka oo kala saxiixday heshiis dhaqaale kaas oo loogu talagaleyย  dib u soo kabashada ilaha dhaqaalaha iyo ganacsiga Soomaaliya.

8- Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Khawaarijta Al Shabab kala wareegay degaanno hoos yimaada Budbud iyo Galcad oo ka tirsan gobolka Galgaduud.

9- Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa degaanka ayaa Al Shabab ka xoreeyay degaanka Dahar Faqay oo hoostaga Degmada Ceeldheer ee Gobalka Galgaduud.

10- Ciidanka Kumandoska XDS ee Danab ayaa maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab kala wareegay goobo cusub iyo difaacyoย  ay ku lahaayeen degaannada Geryaale, iyo Ceel-juqoow oo ka tirsan gobolka Galgaduud.

11- Ciidanka Xoogga Dalka iyo oo garabsanaya shacabka degaanka ayaa burburiyay fariisimo ay ku dhuumaleysanayeen Khawaarijta Al-Shabab oo ku yaalla degaannada Buulo Burde ilaa ilaa Halgan ee jiinka wabiga ee gobolka Hiiraan.

12- Ciidanka Xoogga Dalka ayaa duleedka degaanka Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ku laayay koox Khawaarij ah oo doonaysay inay jidka u galaan kolonyo ka tirsan ciidanka ATMIS.

13- Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Khawaarijta kala wareegay Degaanno dhowr ah oo kala ah Adeegow, Dhaydhayka, Tabarow, Walak iyo Arbasale oo 45 KM dhanka Waqooyi kaga beegan magaalada Baydhaboย  ee Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed Soomaaliya.

14- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal gaar ah ka fuliyay degaannada Ceel Qansax iyo Ceel Huyun oo ka tirsan gobolka Galgaduud, halkaasina waxay ku dileen horjooge Cartan Iley, iyo dhaawac loo geystey horjooge Daahir Calasow oo ka tirsanaa Khawaarijta Al Shabab.

15- Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Washington uga qeyb galay shirka sannadlaha ah eeย  Wasiirrada Maaliyadda dalalka Iskaashiga Geeska Afrika iyo saaxiibada caalamka sida IMF, Midowga Yurub, Bangiga Horumarinta Afrika iyo Bangiga Adduunka.

16- Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in uu maxkamad la horgeeyay 36 eedeysane oo ajaanib ah oo si sharci darro ah ay uga kalluumeysanayay xeebaha dalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay dhiggiisa Magaalada Ankara

Ankar (SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo safar shaqo…

GudahaWararka
October 30, 2023

Dowladda Soomaaliya oo War saxaafadeed kasoo saartay howlgal lagu laayay khawaarij badan

Muqdisho-(SONNA)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war saxaafadeed kasoo saartay howlgallo qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay laga fuliyay gobolka Galgaduud, kaas…

GudahaWararka
July 16, 2024

Warsaxaafadeed:- In ka badan 60 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal qorsheysan

Muqdisho(SONNA):- Warsaxaafadeed ka soobaxay wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeri ah looga bixiyay howgalkii ka dhacay gobolka…

GudahaWararka
December 3, 2023

Qaramada Miboobay oo sheegtay in ku dhowaad 9 boqolkiiba dadka adduunka oo dhan ay gaajo iyo daruufo adag ay wajahayaan

Muqisho:(SONNA)-Qaramada Miboobay ayaa sheegtay in ku dhowaad 9 boqolkiiba dadka adduunka oo dhan ay gaajo iyo daruufo adag ay wajahayaan…

Wararka
July 14, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023