Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wax ka ogoow Taariikhda Farsamo yaqaankii ugu horreeyay ee Raadiyo Muqdisho (SAWIRRO)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wax ka ogoow Taariikhda Farsamo yaqaankii ugu horreeyay ee Raadiyo Muqdisho (SAWIRRO)
GudahaMaqaalladaWararka

Wax ka ogoow Taariikhda Farsamo yaqaankii ugu horreeyay ee Raadiyo Muqdisho (SAWIRRO)

By Ruush Abdullahi
Last updated: September 24, 2025
3 Min Read
Share

Raadiyo Muqdisho waxaa la aas aasay sanadkii 1951-kii, waxaana lagu aas aasay shaqaale ka kala tirsanaa Soomaali iyo Talyaani, maadaama xilligaasi lagu guda jiray xornimo gaarsiinta, islamarkaana la abuuray hey’adaha dowladda kuwooda ugu muhiimsan, sida Radiyo Muqdisho, maadaama Soomaalida loo diyaarianay inay maamulka dalka la wareegaan marka la gaaro sanadka 1960-kii.

Haddaba Allaha u naxariistee Engineer Xaaji Max’uud Cali Guuleed oo dhawaan kuย  geeriyooday laanta 1aad Gen.Daa’uud ee degmada Wardhiigley, ayaaย  ka mid ahaa shaqaalihii sanadkii 1951kii lagu aas-aaseyย  Radio Mogadishu, Xaaji Max’uud wuxuu ka mid ahaa Farsamayaqaanadii ugu horreeyay Raadiyaha lagu bilaabay ilaa iyo haddana wuxuu ka mid ahaa shaqaalaha waaxda Idaacadda, inkastoo dhowrkii sano ee ugu dambeeyay uu xanuunsanayay.

Marxuum Maxamuud Cali Guuleed wuxuu ka mid ahaa farsamayaqaanadii ugu horreeyay ee ka howlgalay Radio Muqdisho (Codka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya), isaga oo shaqadiisa ka bilaabay sanadkii 1950-meeyadii, waxa uu dalka dibaddiisa ku soo qaatay tababbarro kala duwan, gaar ahaan waddamada Jarmalka iyo Talyaaniga, taas oo aqoontiisa u sahashay in uu noqdo madaxii ugu horreeyay ee farsamada Radio Muqdisho, xil uu muddo dheer si hagar laโ€™aan ah u hayay.

Intii lagu guda jiray burburkii dalka, Marxuumku ma uusan ka tegin xarunta Radio Muqdisho, wuxuuna sii watay shaqadiisa iyo taageerada uu u fidinayay bahda Warbaahinta, markii dib loo hawlgeliyey Raadiyaha Qaranka sanadkii 2009-kii, waxa uu ka mid ahaa Odayaashii dhiig cusub iyo talo soo kordhiyey, isagoo mar kale garab istaagay shaqaalaha cusub.

Farsamayaqaanadii ku soo gaaray shaqada Xilliga Dowladdii hore oo ay ka mid ahaayeen Eng. Cabdullaahi Yuusuf, Cusmaan Xaaji Gobdoon (Cusmaan Yare) iyo Maxamed Cabdullaahi Cabdi Sabaax, islamarkaana ka mid ahaa shaqaalihii uu soo tababaray ayaa ka sheekeeyay waxayaabaha lagu xasuusan karo ayay ku sheegeen inuu ahaa Marxuumku โ€˜Nin Af gaaban, asluub badan, cibaado badan, dad la dhaqankana aad ugu wanaagsanaa, islamarkaana howlkar ahaaโ€™.

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta ayaa xustay kaalinta taariikhiga ah ee Marxuumku ku lahaa dhismaha iyo horumarinta Warbaahinta Qaranka, waxayna tacsi u direen Qoyskiisa, Carruurtiisa, iyo dhammaan bahda Warbaahinta Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda C/laahi Xayir Ducaale, Agaasimeyaasha waaxyaha iyo shaqaalaha Wasaaradda ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, eheladii iyo guud ahaan bahda warbaahinta geerida ku timid Marxuum Eng. Maxamuud Cali Guuleed, oo isniintii ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

โ€œAllah ha u naxariisto Marxuumka, Jannadiisana haka waraabiyo, Ehelkiisa iyo dhammaan bahda Warbaahinta Soomaaliyeedna samir iyo iimaan ha ka siiyo,โ€ ayaa lagu yiri tacsi rasmi ah oo ka soo baxday Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ololaha Haweenka Soomaaliyeed ee Garanwaaga Gurigaaga ka soo saar oo maalintii shanaad ka socda Muqdisho

Muqdisho(SONNA):-Hoggaanka haweenka Soomaaliyed oo ay hor kacayso Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS ,Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa muqdisho…

GudahaWararka
March 5, 2023

Maamulka iyo Bulshada Degmada Buulo burte oo ka wada hadlay amniga iyo fatahaadda Webiga+Sawirro

Buulo-burte-(SONNA)-Maamulka, Saraakiisha Ciidamada, Odayaasha dhaqanka, hayโ€™adaha sama falka ย iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ee Degmada Buulo-burte ayaa ka wada hadlay…

WararkaWargayska
July 18, 2020

Mashruuca ka soo Kabashada Xasaaaradaha oo maanta laga furay Baydhabo

BAYDHABO-(SONNA)- Guddoomiyaha Barlamaanka Koonfur galbeed Dr, Cali Saciid Fiqi ayaa maanta Magaalada Baydhabo ka daahfuray barnaamij la xariira ka soo…

GudahaWararka
October 12, 2020

Xanuun halis ah oo ka dillaacay Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya

Jigjiga-(SONNA)-Hayโ€™adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in xannuun looga shakisan yahay cudurka Dengue uu ka dillaacay qeybo ka mid…

WararkaWargayska
February 6, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023