Muqdisho(SONNA):-Allaha u naxariistee waxaa maanta Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Danjire Yuusuf Xasan Faarax (Yuusuf Dheeg) Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya
Marxuumka ayaa tariikh dheer ku lahaa dowlad dhiska soomaaliya iyo samata bixinta ummadda Soomaaliyeed.
INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN