Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI
    March 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Waxbarashada XFS oo ka qeyb galay barnaamijka Dood-furan oo looga hadlay tayeynta Waxbarashada dalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Waxbarashada XFS oo ka qeyb galay barnaamijka Dood-furan oo looga hadlay tayeynta Waxbarashada dalka
GudahaWararka

Wasiirka Waxbarashada XFS oo ka qeyb galay barnaamijka Dood-furan oo looga hadlay tayeynta Waxbarashada dalka

By Agaasimaha SONNA
Last updated: February 11, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA) Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare  Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ka go’antahay tayeynta Waxbarashada dalka iyo si siman ay ardayda u heli lahaayeen Waxbarasho.

Wasiirka ayaa ka qeyb galay Barnaamijka Dood Furan oo ku saabsan Tayeynta Waxbarashada Dalka oo ay marti ku ahaayeen Masuuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Ardayda wax ka barata Iskuulada iyo Jaamacaddaha Muqdisho.

Ardayda ka qeyb gashay Barnaamijka ayaa su’aalo la xiriira baahiyaha Waxbarashada waydiiyay Wasiir Faarax Sheekh Cabduqaadir.

“Waxaa lagu soo arkay deegaannada laga xorreeyay Khawaarijta in aysan haba yaraate ka jirin wax fursad waxbarasho ah, dowladdana ay ka leedahay qorshe waxbarasho lagu gaarsiinayo’’ayuu yiri Wasiir Faarax Sheekh Abduqaadir mar Arday kamid ah ka qeyb galeyaasha Barnaamijka uu waydiiyay.

Wasiirka oo mar laga waydiiyay Mashruuca Dowladdu ku shaqaaleeysiinayo 3000 oo isugu jira Macalimiin iyo Tababareyaal ayaa sheegay in dad badan ay soo dal badeen, isla markaasna ay socoto sidii loo kala xuli lahaa.

“Haddii aad tahay macalin uma baahnid in aad qabiilkaaga soo sheegto, uma baahnid qof kale in aad soo wadato, waxaa kaliya lagaaga baahan yahay Shahaado sax ah iyo in aad Imtixaanaadka ku guulleysatid” ayuu yiri Wasiirka Waxbarashada.

Isaga oo sii hadlaya wasiirka  ayaa yiri “Mushaarka la siinayo macallimiinta ku soo gudubta tartanka waxaan weydiisanay deeq bixiyeyaasha Caalamka, waan kasoo weynay wax taageero ah, nasiib wanaag mushaarka macallimiinta waxaa bixinaya Canshuur Biyayaasha Soomaaliyeed”

Si guud wasiirka ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay sida Dowladda Soomaaliya uga go’antahay in la hagaajiyo Nidaamka Waxbarashada dalka, si loo soo saaro jiil la jaan qaadi kara dunida inteeda kale, haystana aqoon iyo xirfad sare.

Waxay noqon kartaa sawirka 1 qof iyo qoraal

Waxay noqon kartaa sawirka 2 qof iyo qoraal

Waxay noqon kartaa sawirka 1 qof

Waxay noqon kartaa sawirka 2 qof, dad taagan iyo qoraal

Waxay noqon kartaa sawirka 3 qof iyo dad taagan

Waxay noqon kartaa sawirka 1 qof iyo taagan

Waxay noqon kartaa sawirka 1 qof iyo taagan

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah

Muqdisho.SONNA...Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay cutub kamid ah ciidanka…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo sheegtay in ay korortay tirada dhimashada khawaarijta lagu laayay Jubbaland

Muqdisho(SONNA):-Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Labo X/le Sheekh Abuukar Maxamuud oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay sii korortay tirada…

GudahaWararka
July 24, 2024

Galmudug:Xubno ka socday dowladda FS iyo Galmudug oo xarigga ka jaray xarun cusub

Madax ka tirsan dowladda Federaalka iyo kan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xariga ka jaray xarun cusub oo loogu talagalay in…

Gudaha
June 30, 2023

Soomaaliya iyo Finland oo iska kaashanaya amniga socdaalka

Muqdisho (SONNA): Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa kulamo iyo booqasho saddex maalmood socotay ku martigelisay magaalada Muqdisho wafdi heer…

GudahaWararka
October 29, 2025

Culimaa’udiinka Soomaaliyeed oo ka tacsiyeeyay geerida Ismaaciil Haniya

Muqdisho-(SONNA)-Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa Muslimiinta Caalamka uga tacsiyeeyay geerida hoggaamiyahii garab-ka siyaasadda Ururka Xamaas ee Falastiin, Ismaaciil Cabdul Salaam Axmed (Ismaaciil…

GudahaWararka
July 31, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023