Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisulwasaare kuxigeenka XFS iyo maamulka gobolka Banaadir oo ka shiray dardargelinta hawlaha hortebinta u leh Caasimadda
    March 4, 2026
    Degmada Gaalkacyo oo u gudubtay wareega labaad ee tartan cilmiyeedkii bisha Ramadaan
    March 4, 2026
    Agaasimaha guud Hay’adda Socdaalka oo Muqdisho ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya
    March 3, 2026
    Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha
    March 3, 2026
    Hodan oo u gudubtay wareegga 2-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan.
    March 3, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka waxbarashada iyo bahda warbaahinta oo isku raacay horumarinta waxbarashada dalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka waxbarashada iyo bahda warbaahinta oo isku raacay horumarinta waxbarashada dalka
GudahaWararka

Wasiirka waxbarashada iyo bahda warbaahinta oo isku raacay horumarinta waxbarashada dalka

By Dahir Aadan Cali
Last updated: January 8, 2023
1 Min Read
Share

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda federaalka Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa xalay kulan casho sharaf ah la qaatay madaxda warbaahinta Soomaaliyeed.

Wasiirka iyo bahda warbaahinta ayaa halkaas isku weydaarsaday xaaladda waxbarasho ee dalka iyo sida loo horumarin karo.

Wasiirka ayaa ka codsaday warbaahinta in ay kala shaqeeyaan sidii waxbarshada bilaashka ah ee Dowladda si daah-furan oo tayeysan loogu baahan lahaa.

Ugu dambeyntii, Wasiir iyo bahda warbaahina ayaa isku raacay in si wadajir ah looga wada shaqeyn lahaa sidii ummadda Soomaaliyeed oo idil loo gaar siin laahaa waxbarasho bilaash ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ra’iisulwasaare kuxigeenka XFS iyo maamulka gobolka Banaadir oo ka shiray dardargelinta hawlaha hortebinta u leh Caasimadda

Muqdisho(SONNA):-Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka…

March 4, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐥𝐚𝐦𝐚 𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐨 𝐢𝐧 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐜𝐚𝐛𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐤𝐚 𝐦𝐮𝐮𝐣𝐢𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚

Muqdisho(SONNA);-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah…

GudahaWararka
February 10, 2026

Warbixinta:-Toddobaadlaha ee JFS ay ka soo saartay dhacdooyinkii dhacay toddobaadkan

Muqdisho,(SONNA):-Dowladda Soomaaliya ayaa soo saarta warbixin toddobaadle ah oo ay uga hadasho dhacdooyinkii dhacay muddada toddobaadka ah ee la soo…

GudahaWararka
January 12, 2024

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭a𝐲 ha𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 t𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐚d𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚

Geneva-Switzerland-(SONNA)-Wasiirka Wasaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada XFS Dr. Cali Xaaji Aadan oo uu wehliyo agaasimaha guud ee wasaaradda Dr. Guuleed…

GudahaWararka
February 12, 2025

Ciidamo isku dhaf ah oo hawlgal ka sameeyey degmada Hobyo

Hobyo (SONNA)- Ciidamo isugu jira Daraawiishta Galmudug, NISA iyo Booliiska ayaa tagey deegaanno hareeraha ka ah degmada Hobyo oo maalmihii…

GudahaWararka
October 3, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023