Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
    Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Warfaafinta XFS oo wakiilada Beesha caalamka ku casuumay kulan ku saabsan mideynta fariimaha Dowladda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Warfaafinta XFS oo wakiilada Beesha caalamka ku casuumay kulan ku saabsan mideynta fariimaha Dowladda
GudahaWararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo wakiilada Beesha caalamka ku casuumay kulan ku saabsan mideynta fariimaha Dowladda

By Dahir Aadan Cali
Last updated: January 18, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Kulanka oo ay wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku casuumtay wakiilada beesha caalamka iyo hay’adaha caalamiga ah waxaa diiradda lagu saaray mideynta farriimaha iyo macluumaadka hay’adaha qaranka si loo gaaro himilada dowladda ee dib u xoreynta iyo adeeg gaarsiinta bulshada.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo khudbad ka jeediyay kulanka ayaa soo bandhigay istaraatiijiyadda dowladda ee ku aaddan warbaahinta iyo wacyigalinta bulshada iyada oo loo marayo isku xirka iyo mideynta farriimaha dowladda.

Wasiirka ayaa sheegay in dowladdu sameysay xafiiska Isku Xirka Macluumaadka Dowladda( Government Communication Office) oo loogu talo galay jiheynta iyo mideynta farriimaha dowladda ee ku aaddan dagaalka ka dhanka khawaarijta, iyo hirgalinta himilooyinka dowladda ee dib u xoreynta, dayn cafinta, daadajinta adeegyada bulshada iyo in dadka Soomaaliyeed ay gaarto farriinta saxda ah.

Wakiilada beesha caalamka,sida Ku-Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Anita Kiki Gbeho, Wakiilka Midowga Yurub, Tina Intelmann , Danjiraha Kenya General Thomas Chepkuto, Ku Simaha Safiirka UK Eid Barnett, Chen Wendi Ku Simaha Safiirka China, Haakon Svana Ku Simaha Safiirka Norway iyo madaxa Warbaahinta ee Safaaradda Mareykanka Lary Soche oo khudbad ka jeediyay kulanka ayaa bogaadiyay istaraatiijiyadda dowladda ee isku xirka macluumaadka iyo farriimaha dowladda iyo dhismaha Xafiiska Isku Duwidda Howlaha Warfaafinta Dowladda ( GCO ), iyaga oo balan qaaday in ay dowladda ku taagerayaan hirgelinta qorshaha mideysan ee ay la timid.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo gabo-gabada kulanka ka hadlay ayaa uga mahad celiyay wakiilada beesha caalamka ka qeyb galka kulanka oo muhiim u ahaa jiheynta iyo horumarinta mideynta farriimaha dowladda iyo gaarsiinta dadka Soomaaliyeed farriinta saxda ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga

Muqdisho,(SONNA):- Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo kaashanaysa Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta iyo Akademiyada Goboleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Agaasime Cabdullaahi Xayir oo 40 Suxufi u furay tababar ku saabsan Ilaha rasmiga ah ee laga helo wararka

Muqdisho (SONNA):- Agaasimaha Guud ee wasaaradda warfaafinta XFS mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa maanta tababar ku saabsan Ilaha rasmiga ah…

GudahaWararka
December 11, 2023

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo la kulmay Safiirka Midowga Afrika ufadhiya Soomaaliya

Baydhabo (SONNA):-Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu…

GudahaWararka
April 28, 2024

Tirada dhimashada Falastiiniyiinta oo kor u dhaaftay 40,000

Dilalka Israel ay ka waddo Gaza ayaa weli sii socda,iyadoo  weerar lagu qaaday guri ku yaal xerada qaxootiga ee Jabalia…

Caalamka
August 16, 2024

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka warbixiyey Shirka Banginka Adduunka & IMF ee lagu soo gabagabeeyey dalka Morocco

Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa ka warbixiyey shirka Agaasimaha Guud ee Hey'adda Lacagta Adduunka ee IMF,…

GudahaWararka
October 16, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023