Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay xuska maalinta nabadda adduunka oo lagu qabtay Muqdisho
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay xuska maalinta nabadda adduunka oo lagu qabtay Muqdisho
GudahaWararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay xuska maalinta nabadda adduunka oo lagu qabtay Muqdisho

By Dahir Aadan Cali
Last updated: September 21, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA): Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb-galay xuska maalinta nabadda aduunka oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda Qaramada Midoobay ee Nabadda, taas oo maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Munaasabadan oo ay sidoo kale ka qeyb galeen wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, qaar ka mid ah safiirada Dowladaha caalamka, wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowladda ayaa loogu talagalay wacyi-gelinta nabadda in la gaarsiiyo adduunka.

Guddoomiyaha Jaamacadda Nabadda ee Soomaaliya Dr. Maxamed Yuusuf wuxuu tilmaamay in loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo nabadda iyo horumarinteeda.

Qaar ka mid ah mas’uuliyiintii ka qeyb galay munaasabadda ayaa soo bandhigay muhiimadda ay leedahay nabadda, iyagoo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay I istaageen sidii loo xoojin  lahaa nabadda iyo hirgelinteeda.

Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Daa’uud Aweys oo hadal kooban ka jeediyay xuska maalinta nabadda adduunka ayaa hoosta ka xariiqay in xasilloonida aas-aas u tahay adduunka gaar ahaan Soomaaliya.

” Sidaad ogtihiin nabaddu waxay aas-aas u tahay nolosha aadanaha ku nool calamka oo dhan gaar ahaan Soomaaliya oo sannooyin badan colaado ah soo martay, waxay nabaddu u leedahay muhiimad aad u ballaaran, Dowladda federaalka Soomaaliya waxay ahmiyad siineysaa in ay Soomaaliya nabad noqoto iyo in ay Soomaaliya nabad kula noolaato dalalka deriska iyo caalamka intiisa kale,” ayuu yiri Wasiir Daa’uud Aweys.

21, September, maanta oo kale waxaa dunida looga dabaaldegaa maalinta caalamiga ah ee nabadda adduunka, Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka soo koraya ee radinaya nabadda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Howlgallo lagu khaarajiyay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ka dhacay G/Hiiraan

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Howlgallo ka dhan ah Khawaarijta kawada maalintii 3-aad deegaanno hoostaga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, halkaas…

GudahaWararka
July 15, 2024

Hay’adda SoDMA oo dawo dhaqaatiir iyo gaadiidka gargaarka degdegga ah u dirtay furimaha dagaalka

Muqdisho-(SONNA)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) ayaa furimaha gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe u dirtay dhaqaatiir, gawaarida gargaarka degdegga ah iyo daawo…

GudahaWararka
March 19, 2025

Ra’iisul Wasaare Xamsa: ”Guulaha la gaaray waxaa saldhig u ah shuruucdii oo la hagaajiyey, midnimo iyo wadajir”

Muqdisho-(SONNA)-Xukuumadda DanQaran ayaa xalay bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigtay guulaha ay xaqiijisay muddadii saddex sano ahayd ee ay dalka u…

GudahaWararka
September 18, 2025

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ka digtay macdan qodis sharci-darro ah

Muqdisho,(SONNA):- Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Batrolka iyo Macdanta XFS ayey kaga hadashay Macdaneysiga Sharcidarada ah, kaas oo ay ku…

GudahaWararka
November 16, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023