Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka shaqada ee XFS oo kormeeray xarunta Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka shaqada ee XFS oo kormeeray xarunta Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka
GudahaWararka

Wasiirka shaqada ee XFS oo kormeeray xarunta Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka

By Bile
Last updated: October 8, 2023
2 Min Read
Share

MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS ayaa Kormeer howleed ku tagay Xarunta Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda oo ay ka socotay tiro koobka shaqaalaha KMG ee dowladda.

Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo arrimo shaqo u tagay xarunta Guddiga ayaa la kulmay mas’uuliyiinta Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda.

Wasiirka Wasaaradda Dr. Maxamed ayaa warbixin ku saabsan Maamulka & Maareynta Shaqaalaha Rayidka ka dhegaystay Kusimaha Guddomiyaha ahna Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda (GQSHRD) Mudane Cali Muumin Muudey oo ay weheliyaan qaar kamid ah xubnaha Guddiga ee manta ku soo dhaweeyey xafiiska Guddiga.

Wasiirka Wasaaradda iyo Guddoomiye Kuxigeenka GQSHRD oo kulan gaar ah yeeshay ayaa kaย  wadahadlay arrimaha hortebinta u leh dib u habeynta iyo shaqaalaha Dawladda.

Sidoo kale, Wasiirka ayaa kormeeray sida ay u socdaan howlaha tirakoobka shaqaalaha aan joogtada ahayn isagoo warbixin ka dhegaystay Guddoomiyaha Guddiga Tirakoobka Shaqaalaha Mudane Axmed Maxamed Xasan , sida uu u socdo tirakoobka. Dhinaca kale, Wasiir Dr. Maxamed ayaa kormeeray qaar ka mid ah Xafiisyada Guddiga.

Ugu danbeyn Wasiir Dr. Maxamed ayaa boogaadiyay habsami u socodka howsha tirokoobka ee shaqaalaha aan joogtada aheyn iyo sida Guddiga Shaqaalaha uu ugu howlahan yahay arrimaha maamulka iyo maareynta shaqaalaha.

 

TAGGED:Wasiirka shaqada ee XFS oo kormeeray Xarunta Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Bidhaan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay la dagaalanka Argagixisada

Riyadh-(SONNA)-Wasiirka amniga ee XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa magaalada Riyaad ee dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka arrimaha…

GudahaWararka
September 20, 2023

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland iyo Wasiirka Haweenka XFS oo kulan muhiim ah ku yeeshay Garowe

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee xukuumadda Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim) oo ku sugan magaalada Garoowe, ayaa la kulan…

Wararka
December 1, 2020

2023 ‘Sanadkii Guulaha Soomaaliya’ (WARBIXIN)

Sanadkii tegay ee 2023-kii ayaa waxaa lagu tilmaamaa inuu ahaa sanad Soomaaliya ay ku tilaabsatay guulo fara badan, waxaana ka…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
January 1, 2024

Taliyaha Ciidanka Difaaca Aaga Golis ee Puntland oo kor-meeray fariisimaha ciidamada difaaca Puntland.

MUQDISHO (SONNA)- Taliyaha Ciidamada difaaca Maamul-goboleedka Puntland ee silsilada Golis G/Sare Saciid Nuur Shire ayaa kormeeray fariisimaha iyo goobaha kale…

GudahaWararka
September 11, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023