Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Maaliyadda XFS oo shirar muhiim ah kula yeeshay madax kala duwan magaalada Washington DC
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Maaliyadda XFS oo shirar muhiim ah kula yeeshay madax kala duwan magaalada Washington DC
GudahaWararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo shirar muhiim ah kula yeeshay madax kala duwan magaalada Washington DC

By Liibaan Cabdi Cadow
Last updated: April 23, 2025
3 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)W asiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Washington Dc, kana qayb galaya kulanka Gu’ga sanadlaha ah ee ay sida wadajirka ah u wabanayaan Bangiga Adduunka iyo IMF ayaa waxa uu kulamo miro-dhal ah la qaatay madaxda IMF, Bangiga Adduunka iyo xubno sare oo ka tirsan Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda Dowladda Mareykanka.
𝐁𝐚𝐧𝐠𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚

Wasiirka Maaliyadda XFS ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha fulinta howlgalada Bangiga Adduunka Marwo. Anna Bjerde iyo xubno sare oo ka tirsan xafiiskeeda, kulanka ayaa diiradda lagu saaray doorka muhiimka ah ee Bangigu uu kuleeyahay fulinta mashaariicda horumarineed ee Soomaaliya iyo sidii loo dar-dar galinlahaa howlgalada mudnaanta gaarka ah leh ee ay ugu hereyao helidda maalgalinta ilaha soosaarka dhaqaalaha.

𝐈𝐌𝐅:Kulankaan oo si guul ah ku soo dhamaaday ayaa Wafdiga Dowladda Soomaaliya ee Washington jooga waxa ay la yeesheen Agaasimaha IMF ee dalalka Bariga Dhexe Mr. Jihad Azour iyo kooxdiisa la shaqeysa, kulanka ayaa diiradda lagu saaray fursadaha maalgalineyd ee ay aad ka u danaynayso Dowladda Soomaaliya iyo caqabadaha jira marka loo eego hannaanka dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya oo hada meel wanaagsan maraya. Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa tilmaamay in hada Dowladda Soomaaliya ay heer aad u sareeya gaarsiisay horumarinta Dakhliga, maamul-wanaaga maaliyadda iyo ku dhaqmidda shuruucda Maaliyadda iyada oo la abuurayo fursado muhiim ah oo shaqooyinku ay ka mid yihiin.

𝐔𝐒𝐀 kukanka oo uu goobjoog ahaa ku xigeenka kaaliyaha Afrika ee Wasaaradda Maaliyadda USA Mr. Eric Meyer ayaa looga wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin qorsheyaasha dib-u-habeynta dhaqaalaha ee ay IMF taageerto ee ka socda Soomaaliya, sare u qaadidda dhaqaalaha guud iyo dib-u-habeynta shirlka Soomaaliga ah. Sidoo kale kulanka ayaa looga wadahadlay sidii la isaga kaashan lahaa ka hortagidda lacag-dhaqidda iyo maalgalinta argagixisada.

Dhinaca kale waxaa sidoo kale si guul ah ku soo gabagaboobay kulan ay wada yeesheen Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo ku xigeenka kaaliyaha arrimaha dibadda ee Afrika Mr. Vincent Spera, shirka ayaa intii uu socday waxaa looga wadahadlay howlgalada ka dhanka ah argagixisada caalamiga ah ee Soomaaliya ku soo duushay iyo sidii Dowladda Mareykanka ay u sii balaarin laheyd taageerada ay siiso Dowladda Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisul wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre : Cid laga aqbalaayo malahan Kalluumaysi sharci daro ah

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisulwasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay inaan cidna laga aqbalayn Kalluumeysi sharci darro ah dowlado badanna lagu dacweeyay jiriifka…

GudahaWararka
July 3, 2024

Ra”iisul wasaare xigeenka XFS oo xilalka u kala wareejiyey wasiiradda gaashaandhiga

Muqdisho(SONNA):-Ra"iisul wasaarw ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Jaamac ayaa maanta xilla u kala wareejiyey wasiirkii hore ee gaashaandhiga iyo Wasiirka cusub…

GudahaWararka
May 1, 2025

Horjooge ka tirsanaa Khawaarijta oo isku dhiibay ciidamada Dowladda

Muqdisho.(SONNA):- Horjooge Dooyow Osmaan Ali Oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Booliska gaarka ah Koonfur Galbeed ee…

GudahaWararka
December 22, 2024

Amaro laga soo saaray amniga magaalada Baladweyne

Muqdisho,(SONNA):- Shir looga hadlayay xaaladda amni ee gobolka Hiiraan oo lagu qabtay magaalada Baladweyne ayaa laga soo saaray amaro ka…

GudahaWararka
August 31, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023