Liibaan Cabdi Caddow

Wasiirka Haweenka oo Daah furtay Ololaha 16 Maalin ee Ka Hor tagga Tacadiyadda D...

MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Soomaaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah furtay ...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo daah furay shir muhiim ah “SAIWRRO”

Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magaalada Baydhabo ka Daah-furey Shirka Guddoomiyayaasha Gobalada...

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo ku dhawaaqay weerar lagu qaadayo magaalado ...

Addis ababa-(SONNA)-Ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa sheegay inuu bilaabanaayo wajigii ugu dambeeyey ee howlgalka ciidan ee waqooyiga Gobolka Tigay kadib dagaal socday ...

Itoobiya oo beesha caalamka uga digtay faro-gelin lagu sameeyo

Addis Ababa(SONNA)–Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay ka fogaadan faro galin kasta oo aan sharciga caalamiga ku qotomin, taas oo ku saabsan...

Fariinta Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Maalinta Macall...

MUQDISHO-(SONNA)- Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee Qiimaha Badan. Asalaamu Caleykum Wa Raxmatullaah Wabarakaatuhu. Munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed awgeed, wa...

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay xarunta hey’adda Garsoorka “SAW...

Garowe-(SONNA)-Ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dhagax dhigay xarunta hey’adda Garsoo...

Itoobiya oo Madaxda hey’adda Caafimaadka aduunka ku eedaysay inay la shaqayso TP...

Adis-Ababa-(SONNA)-Taliyaha ciidanka Itoobiya General Berhanu Jula ayaa ku eedeeyay Agaasimaha guud ee hey’adda Caafimaadka Adduunka ee (WHO) Tedros Adhanom Ghebreyesus inuu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid ...

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa uga tacsiyadeeyay Ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Ra’...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya iyo Madaxweynaha Rwanda oo ka wada hadlay ...

Kigali-(SONNA)-Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya ahna wasiirka arimaha dibadda Demeke Mekonne, ayaa saakay maagalada Kigali ee xarunta Rwanda kula kulmay madaxweynaha dalkaasi ...

Ku-simaha Madaxweynaha Punland oo madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Shaqada XFS ...

Garoowe-(SONNA)-Ku-simaha madaxweynaha dowlad goboleedka  Puntland, ahna madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wasiirka wa...

Wasiirka Waxbarshada XFS oo daah-furay shirka dib-u-eegista tayada Waxbarashada ...

MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Eng. Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa maanta Magaalada Muqdisho...

Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay kulan lagu soo dhaweynayey sharciga mihnadlaya...

MUQDISHO-(SONNA)-Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka, Xildhibaano ka tirsan BFS, Lataliyeyaasha Madaxweynaha ee arrimaha sharciga iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay kulan l...