Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddiga Wada-hadallada DF iyo Golaha Mustaqbal oo la kulmay Bulshada Rayidka
    January 31, 2026
    Ra’iisul wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
    January 31, 2026
    Soomaaliya oo Ka Qayb gashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Hindiya iyo Carabta
    January 31, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir kula qaatay magaalada Jigjiga Madaxda Gobolka
    January 31, 2026
    Madaxweynaha JFS oo si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Jigjiga
    January 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka kalluumeysiga oo guddoomiyey shirkagolaha Maareynta iyo horumarinta kalluumeysiga
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka kalluumeysiga oo guddoomiyey shirkagolaha Maareynta iyo horumarinta kalluumeysiga
GudahaWararka

Wasiirka kalluumeysiga oo guddoomiyey shirkagolaha Maareynta iyo horumarinta kalluumeysiga

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: October 21, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Buluugga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Xassan Aadan ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ee Wasaaradaha Kalluumeysiga ee heer federaal iyo dowlaha Xubnaha ka ah dowladda federaalka kaas oo ka qabsoomay Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Shirkaan oo ah kii 4aad ee golaha Maareynta iyo Horumarinta Kalluumeysiga FMDC waxaa diiradda lagu saaray xoojinto wadashaqeynta u dhaxeysa Wasaaradaha heer Federaal iyo heer dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka, ka doodista iyo meel-marinta heshiis hoosaadka maamulka mashruuca badmaal (Badmaal Subsidiary Agreement) ee heer federaal iyo heer dolwad gobolleed iyo mudnaan siinta ka hortagga kalluumeysiga xad-dhaafka ah iyo Jillaabashada noole biyoodka dabar goโ€™aya.

Wasiirada Wasaaradaha Kalluumeysiga ee heer federaal oo doodo wax ku ool ah ka jeediyey shirka ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin la shaqeynta wasaaradda kalluumeysiga ee heer federaal iyo fulinta qorsheyaasha loo dajiyey nidaaminta iyo horumarinta Kalluumesiga dalka.

Wasiirka Wasaaradda mudane Axmed Xassan Aadan ayaa hadaljeedintiisa shirka ku sheegay in ay ka goโ€™an tahay sidii horumar la taaban karo loo gaarsiin lahaa Kalluumeysiga isaga oo intaa ku daray in Golaha Qaran ee FMDC uu kaalin muhiim ah ku lee yahay hirgalinta ajendeyaasha horutabinta u leh horumarinta Kalluumeysiga Qaran ka.

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddiga Wada-hadallada DF iyo Golaha Mustaqbal oo la kulmay Bulshada Rayidka

Muqdisho,(SONNA):- Waxaa maanta kulan wadatashi iyo xog-wareysi ah isugu yimid Guddiyada wadahallada ee Dowladda Federaalka…

January 31, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Howlgal ka dhan ah khawaarijta oo ka dhacay deegaanada kulaala ย Kudhaa

Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab oo garab ka helaya ciidammada Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa ku dhaqaaqay howgal lala beegsaday…

Gudaha
January 22, 2026

Haya’adda King Salmaan oo dalka keentay Gargaar loogu talo galay danyarta Sakatul fidriga

Muqdisho(SONNA):-Haya'adda Waddaniga ah ee Mahasin Foundation oo kaashanaysa xarunta Gargaarka Bani'aadantinimo ee King Salmaan,ayaa ku dhawaaqday in ay hirgelinayso Mashruuca…

GudahaWararka
April 7, 2024

Ku-simaha Ra’iisal wasaaraha Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga

Muqdisho (SONNA):- Kusimaha Ra'iisul Wasaaraha ahna Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa u soo xiray…

GudahaWararka
June 22, 2023

Wasiirka qorsheynta XFS oo qaabbilay Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dibadda dalka Azerbaijan

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Wasiir…

GudahaWararka
February 5, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023