Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga
    June 2, 2026
    Hay’adda SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada shaqaynaya xoojinta hawlaha samafalka
    June 2, 2026
    Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan oo shir kaga qaybgalaya Switzerland
    June 2, 2026
    Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay guddiga sare ee Sanduuqa Qaran ee maareynta khataraha
    June 2, 2026
    Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya
    June 2, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo daahfuray shirweynaha Madasha Xirfadleyda Teknoolojiyadda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo daahfuray shirweynaha Madasha Xirfadleyda Teknoolojiyadda
GudahaWararka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo daahfuray shirweynaha Madasha Xirfadleyda Teknoolojiyadda

By SB
Last updated: December 12, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda, Mudane Maxamed Soomaali, ayaa maanta furay kulan lagu soo gabagabeynayey tababar ay bixinayeen madasha Somali Network Operators Group ( SomNOG), kuwaas oo muddo saddex maalmood ah lagu siinayey dhallinyarada Soomaaliyeed xirfado muhiim u ah horumarinta tiknoolajiyada dalka.

Kulanka ayaa waxaa kaqeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda, Wakiillo ka socda jaamacadaha dalka, Shirkadaha isgaarsiinta, hay’adaha tiknoolajiyada, Macallimiin, tababarayaal iyo dhallinyaro ka faa’iideystay tababarrada.

Wasiir Maxamed Soomaali ayaa si gaar ah u bogaadiyey dhallinyarada Soomaaliyeed ee dadaalka badan gelinaya barashada iyo hormarinta xirfadaha ICT-ga iyo sida ay ugu heelan yihiin in ay kaalin muuqata ka qaataan dhismaha Soomaaliya dijitaalka ah, isagoo xusay in SomNOG ay noqotay goob dhaliso aqoonyahanno si dhab ah ugu adeegay horumarinta tiknoolajiyada dalka.

Wasiirka ayaa tilmaamay in Wasaaraddu ay mudnaanta koowaad siinayso dhismaha aqoonta, kobcinta xirfadda dhallinyarada, iyo taageerida hindisayaasha kor u qaadaya maamulka iyo ammaanka digital-ka dalka.

Wasiir Maxamed Soomaali ayaa sidoo kale sheegay in Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda ay sii xoojinayso taageerada howlaha kor u qaadaya aqoonta dhallinyarada sida Taageeridda ururrada isxilqaanka, Abuurista fursado tababar oo dheeraad ah, Kasbashada iskaashiga jaamacadaha iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay
Iyo Hormarinta siyaasadaha iyo sharciyada dhismaha dhaqaalaha digital-ka

Ugu dambeyn, Wasiirku wuxuu aad u’adkeeyey inay muhiim tahay sii wadida iskaashi lagu dhisayo jiil aqoon u leh adeegsiga, maamulka iyo hal-abuurka tiknoolajiyada, si loo gaaro Soomaaliya dijitaal ah oo ammaan lana jaanqaada dunida casriga ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta ka…

June 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Qaramada Midoobay oo ku baaqday inta goori goor tahay in wax laga qabto xaaladda Mayanmar

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Xuquuqul Insaanka, Michelle Bachelet,ayaa ka digtay dhibaatooyin dhanka bini’aadanimada ah oo ay geystaan xukumadda  milateriga  ee…

Caalamka
January 7, 2023

Dawladda Ethiopia oo sheegtay inay guulo ka gaartay hawlgalka sharci ku soo celinta gobolka Tigreega

Addis ababa (SONNA)-Ra’isulwasaare ku xigeenka Ethiopia ahna wasiirka arimaha dibadda Demeke Mekonnen ayaa sheegay in howlgalka ka socda gobalka Tigray…

Wararka
November 15, 2020

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay shir madaxeedka labaad ee Afrika iyo Talyaaniga

Addis ababa(SONNA):-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Shir Madaxeedka labaad ee Talyaaniga iyo Afrika oo ay…

GudahaWararka
February 13, 2026

Wasaaradda qorsheynta oo dib u eegis ku sameeysay qorshe howleedka WFP-Somalia ee Jubbaland+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda qorsheynta maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya ayaa hay’adda WFP-Somalia fartay in ay xoojiso howlaha ay ka fulinayso maamul gobaleedka…

WararkaWargayska
January 18, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023