Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Isgaarsiinta oo Sucuudiga uga qaybgalay shir ku saabsan ammaanka Internet-ka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Isgaarsiinta oo Sucuudiga uga qaybgalay shir ku saabsan ammaanka Internet-ka
GudahaWararka

Wasiirka Isgaarsiinta oo Sucuudiga uga qaybgalay shir ku saabsan ammaanka Internet-ka

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: October 1, 2025
2 Min Read
Share

Riyaad (SONNA): Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin ayaa ka qeybgalay shirka 2-aad ee golaha wasiirrada Ammaanka Internet ka ee dalalka Carabta oo ka dhacay magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga. Shirkan ayaa waxaa isugu yimid wasiirrada iyo madaxda sare ee dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta, waxaana diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga Carabta ee dhinaca amniga dijitaalka.

Intii uu shirka socday, Wasiir Maxamed Soomaali ayaa jeediyay khudbad muhiim ah oo uu kaga hadlayey baahida loo qabo mideynta dadaallada Carabta si wax looga qabto khataraha sii kordhaya ee cyberka. Wasiirka ayaa hoosta ka xariiqay:

In mudnaan gaar ah la siiyo dhisidda awoodda biniโ€™aadanka iyo xirfadaha farsamo ee casriga ah, Xoojinta kaabayaasha dijitaalka ee muhiimka u ah horumarka dalalka Carabta, Horumarinta cilmi-baarista iyo hal-abuurka, gaar ahaan garaadka macmalka ah (AI) iyo ammaanka Cyber-ka, Iyo walbiba mideynta mowqifka Carabta iyo xoojinta iskaashiga caalamiga ah ee dhanka amniga dijitaalka.

Wasiirka ayaa sidoo kale xusay in Soomaaliya dhawaan meel marisay in khataraha amniga qaranka lagu daro amniga Internet ka, taas oo caddeyn u ah sida dowladda uga goโ€™an tahay dhisidda hannaan adag oo lagu difaaco amniga cyberka.

Ugu dambayn Wasiirka wasaaradda isgaarsiinta & Teknolojiyadda XFS xildhibaan Maxamed Aadan Macalin ayaa xusay in Soomaaliya ay ka goโ€™an tahay hirgelinta goโ€™aannada Golaha, si loo dhiso mustaqbal dijitaal oo ku dhisan kaabayaal adkeysi leh iyo hal-abuurnimo iyo iskaashi horumarineed oo mideeya dalalka gobolka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israaโ€™iil ay ku aqoonsatay…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Bakool

Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Moora Gaabey, oo 30km dhanka waqooyi bari kaga beegan…

GudahaWararka
December 28, 2025

Ciidanka Xoogga oo Howlgallo ka wada Gobolka Hiiraan

Taliyaha ururka 39 aad qeybta 27 aad ee ciidanka xoogga dalka, Dhamme Maxamed Ibraahim Daaโ€™uud ayaa sheegay in ay wadaan…

Wararka
June 25, 2020

Shir ku saabsan xoojinta hayโ€™adaha amniga iyo cadaaladda dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SONNA): Wasiirrada Cadaaladda, Gaashaandhigga, iyo Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan masuuliyiin kale ayaa maanta Muqdisho…

GudahaWararka
November 4, 2025

Ra’iisul Wasaare Ku-xiggeenka XFS oo la kulmay Madaxweynaha Galmudug “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)-Ra'iisal-Wasaare Ku-xiggeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed…

GudahaWararka
May 21, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023