Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo dhambaal taageero ah u dirtay Dowladda Qatar
    January 10, 2026
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarriga ka jaray baarkin cusub oo uu yeelanayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde
    January 10, 2026
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Isgaarsiinta oo ka qeybgalay Shirka Maamulka Garaadka Macmalka ee Artificial intelligence (AI)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Isgaarsiinta oo ka qeybgalay Shirka Maamulka Garaadka Macmalka ee Artificial intelligence (AI)
GudahaWararka

Wasiirka Isgaarsiinta oo ka qeybgalay Shirka Maamulka Garaadka Macmalka ee Artificial intelligence (AI)

By shiine Shiine
Last updated: May 30, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):-Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin Cali (Soomaali) ayaa Magaalada Geneva kaga qeybgalay kulan muhiim ah oo dib loogu eegay Maamulka Garaadka Macmalka ee Artificial Inelegance- AI for Good 2024 oo hormar balaaran laga gaaray mudooyinkii dambe isla markaana looga faa’iideesanlahaa.

Si loo dhiso kalsoonida Xogta AI-da, aysan dhicin in banaanka u baxaan xog muhiim ah taasoo khatar ka dhalan karta, waxaa laga doodayaa in Dal walba sameesto sharciyo & habraacyo u gaar ah oo ku saleesan baahida dalkiisa ka dibna la jaanqaado kan aduunku ku midoobayo.

Wasiirka Isgaarsiinta Xildhibaan Maxamed Soomaali ayaa intii lagu guda jiray Shirka waxa uu adkeeyey muhiimadda iskaashiga caalamiga ah ee wax ka qabashada dhinacyada badan ee maamulka AI-da, Iyadoo wada shaqaynta noocan ah ay lagama maarmaan u tahay hubinta in dalalka soo koraya, sida Soomaaliya, ay ka faa’iidaystaan faa’iidooyinka waaweyn ee AI-da.

Ugu danbeyn Wasiirka ayaa Shirka ku soo bandhigay baahida loo qabo in la helo halbeegyo la isla ogolyahay, taasoo xaqiijinaysa inaysan jirin dal ka haraya kacaanka AI-da.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo dhambaal taageero ah u dirtay Dowladda Qatar

Muqdisho(SONNA):-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujinaysaa walaac qotada dheer oo ku aaddan khasaarihii soo gaaray Safaaradda…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐Ÿณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ x๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ i๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐Ÿณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ x๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ i๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho kaas oo sanadkan diiradda lagu saarayo mowduuca muhiimka…

GudahaWararka
February 5, 2025

Xuska Sanadguurada 96-aad ee Jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Munaasabad lagu xusayay 96 guuradii kasoo wareegatay markii la aas-aasay Jamhuuriyadda Turkiga ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Xuska oo gelinkii…

Wararka
October 30, 2019

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay horumarinta shaqada Warbaahinta Qaranka

Muqdisho (SONNA)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ย ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo looga…

GudahaWararka
July 14, 2021

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in ay taageerayaan ganacsiyada gaarka loo leeyahay

Muqdisho-(SONNA)-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in ahmiyad aad u weyn uu dhaqaalaha dalka u…

GudahaWararka
October 31, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023