Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir oo kulan gaar ah la qaatay Danjire Mareykanka ee Soomaaliya Amb. Larry Andrรฉ ayaa kala hadlay kaalinta uu Mareykanku ka qaadan karo in deegaanada laga xoreeyey Khawaarijta Al-Shabaab laga fuliyo adeegyada caafimaadka, waxbarashada iyo meelaha qaar oo looga baahan yahay gargaar bini’aadannimo.