Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib-udhiska XFS oo Muqdisho ka furay tababar ku saabsan tayaynta qorshaha Istraatiijiyada Shaqo ee Wasaaradda+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib-udhiska XFS oo Muqdisho ka furay tababar ku saabsan tayaynta qorshaha Istraatiijiyada Shaqo ee Wasaaradda+sawirro
Wararka

Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib-udhiska XFS oo Muqdisho ka furay tababar ku saabsan tayaynta qorshaha Istraatiijiyada Shaqo ee Wasaaradda+sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 21, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)-Siminaarkan oo maanta loo furay shaqaaalaha iyo maamulka wasaaradda Howlaha guud iyo dib u Dhiska Xukuumadad Federaalka Soomaaliya ayaa ujeedkiisu yahay dejinta qorsha Istraatiijiyada Shaqo ee wasaaradda,kaasi oo ay bixin doonaan khuburo aqoon durugsan u leh  arrimahaasi,wuxuuna socon doona muddo  3 maalmood ah.

Munaasabadda Furitaanka waxaa goob joog ka ahaa wasiirka,wasiir kuxigeenka, maamulka iyo shaqaalaha wasaaraddaasi,iyadoo mas’uuliyiintu ay sheegeen in ay ahmiyad siinayaan sidii loo tayayn lahaa shaqada wasaaradda iyo shaqaalaheeda, Agaasimaha Guud ee wasaaraddaasi Axmed Maxamed Iman ayaa si kooban u sharaxay ujeedka tababarkan,wuxuuna xusay in maalmaha uu socdo tababarkan ay xoogga ku saari doonaan sidii sare loogu qaadi lahaa tayada qorshaha Istraatiijiyada shaqo ee wasaaradda.

Mudane Cabdi Aadan Hoosow wasiirka Howlaha guud iyo dib u Dhiska Soomaaliya  oo la hadlay shaqaalaha ayaa sheegay in looga baahanyahay shaqaalaha in ay waxbadan faa’ideystaan si ay kaalintooda uga qaataan dib u dhiska dalkooda.

“Maalintii aan I maanayay xafiiska waxaan balanqaaday shaqo,warka aniga shaqada ayaan ka jeclahay,wasaaraddan waxaa ay shaqadeedi tahay in dalkaan oo dhan ay dhisto,Wakaalado badan ayaa ka baxatya,tayaynta shaqaalaha iyo agaasime waaxeedyada waa arrin aad muhiim u ah,si ay waajibaadkoodi u gutaan,shaqaalaha hadii aysan tayaysnayn waxba ma qaban karaan,qof aan wax maamuli Karin oo aan tayo lahayn ma joogi karo”. Ayuu yiri wasiir Hoosow.

Tani ayaa dhiirogelinaysaa in howlaha shaqo ee wasaaradda ay noqdaan kuwo leh tayo sare oo loogu adeego bulshada Soomaaliyeed.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Lafta Gareen oo la kukmay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deganyahay muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha…

Wararka
September 15, 2020

Tirakoob iyo dib u habeyn lagu sameeyay ciidamada xoogga ee ku sugan Hiiraan

Taliyaha guutada shanaad ee ciidamada xoogga dalka Col Maxamuud Xassan Ibraahim Baakay, ku xigeenka xeer-ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida Gaashanle…

Gudaha
January 7, 2023

Madaxweynaha JFS”Waxaa jira xal caalami ah oo la aqbali karo waana laba dawladood oo ah Falastiin iyo Israa’iil

Muqdisho.SONNA...Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay shabakadda Arab News inta uu joogay Boqortooyada Sacuudi Carabiya…

Gudaha
November 14, 2023

Wasaaradda Caafimaadka Oo Xaqiijisay In 16 Qof Oo Cusub Ay Ka Bogsoodeen Feyruska Karoona

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku…

Wararka
May 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023