Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hay’adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemasaarka Madaxweynaha Uganda
    May 12, 2026
    Agaasimaha SONNA oo shir caalami ah uga qaybgalaya Masar
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasiir Ayuub Ismaaciil: “ Israa’iil waxay u rogaysaa marinnadii ganacsi, goobo ay colaaddo ka jiraan, waana diidnay taas.”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Ayuub Ismaaciil: “ Israa’iil waxay u rogaysaa marinnadii ganacsi, goobo ay colaaddo ka jiraan, waana diidnay taas.”
GudahaWararka

Wasiir Ayuub Ismaaciil: “ Israa’iil waxay u rogaysaa marinnadii ganacsi, goobo ay colaaddo ka jiraan, waana diidnay taas.”

By SB
Last updated: January 28, 2026
3 Min Read
Share
Screenshot

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Howlaha Guud ee Soomaaliya, Ayuub Ismaaciil; “ Israa’iil waxay u rogaysaa marinnadii ganacsi, goobo ay colaaddo ka jiraan, waana diidnay taas.”

Wasiirka Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf ayaa barnaamij uu baahiyay telefishinka Al Jazeera, wuxuu ku soo bandhigay qorshaha ay Israa’iil ka leedahay aqoonsiga ay siisay Somaliland oo uu ku tilmaamay mid qeyb ka ah qorshaha guud ee Israa’iil ay ku doonayso qalalaase laga abuuro mirannada ganacsiga ee muhiimka u ah ganacsiga iyo isku xirka.

“Aqoonsiga Israa’iil ay siisay dhul ka tirsan Soomaaliya oo ay u aqoonsatay dowlad madax-bannaan, waa ku xadgudub halis ah oo ka dhan ah madaxbannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waana jebin cad oo ka baxsan shuruucda iyo xeerarka caalamiga ah,Dhanka juqraafi-siyaasadeedka, Israa’iil waxay doonaysaa inay gacanta ku dhigto albaabka koonfureed ee Badda Cas, gaar ahaan marinka Bab al-Mandab, si ay u maamusho marin caalami ah oo istiraatiiji ah, taas oo si buuxda uga hor imaaneysa danaha Soomaaliya iyo gobolka, waana arrin aan si adag u diidnay.”
Wasiir Ayuub, ayaa sidoo kale sheegay ; “ Aqoonsigan wuxuu yimid xilli ay Badda Cas iyo qaaradda Afrika guud ahaanba ka jiraan xiisado iyo kacsanaan sii kordhaya.Marka lagu daro waxyaabihii hore u dhacay, Israa’iil hadda si cad ayay u muujisay inay tallaabo hore u qaaday. Tallaabadan waxay gudbinaysaa farriin ah in Israa’iil ay diyaar u tahay inay taageerto dhaqdhaqaaqyada gooni-goosadka ah ee u adeegaya danahaheeda, isla markaana ay suuragal tahay inay gobolka ku lug yeelato dhinac siyaasadeed ama mid militari.Waxaan ku jirnaa xaalad la iskudayayo in dib loo qaabeeyo marinnada ganacsiga ee Badda Cas, si ay ugu adeegaan danaha Israa’iil, taas beddelkeedana ay halis u noqdaan amniga dadka ku nool gobolka iyo dhaqaalahooda.”

Ugu dambeyntii ,Wasiirka Hawlaha Guud ee Soomaaliya, Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf wuxuu sheegay in xilligan lagu jiro marxalad la wajahayo qalalaase caalami ah oo si qorsheysay loo abaabulay, kaasoo ujeeddadiisu tahay in Badda Cas laga beddelo halbowlaha nolosha ee ganacsiga iyo isku xirka dunidda, lagana dhigo goob colaad iyo khilaaf uu ka taagan tahay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Deegaanka XFS oo ka qeyb gashay shir looga hadlay la qabsiga isbeddelka cimilada

New York, (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa ka qeyb gashay shir heer sare…

GudahaWararka
September 27, 2024

Wasiirka Isgaarsiinta oo daahfuray Shirka fulinta Howlgalka Mashruuca EA-RDIP,

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda XFS Mudane Xildhibaan 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧 (𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈) ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirka…

GudahaWararka
February 17, 2025

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Muqdisho kula kulmay safiirka Kenya

Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka dowladda Kenya…

GudahaWararka
May 22, 2023

Ra’iisul wasaare Xamse oo ku bogaadiyey Golaha Baarlamaanka ansixinta dhamaystirka Dastuurka

Muqdisno-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku boggaadiyey Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka…

GudahaWararka
March 30, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023