Muqdisho (SONNA) Wasiirka wasaaradda Haweenka iyo hormarinta Xuquuqda Aadanaha dowladda FS Khadiija Maxamed Diiriye oo ay wehliyaan hoggaanada kala duwan ee hay’addaha dowladda Haweenka ku matala ayaa maanta booqday xarunta hay’adda maareynta masiibooyinka Qaranka, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey guddoomiyaha hayโadda mudane Maxamuud Macalim Cabdulle.
Guddoomiysha Hayโadda SoDMA mudane Maxamuud Macalm Cabdulle ayaa wasaaradda haweenka u ballan qaaday in hayโaddu inta karaankeeda ah ay ku taakuleyn doonto haweenka Soomaaliyeed.