Wasiirka Gashaandhigga oo kulan la qaatay Gen. Tadesse Amelo Sieso

La wadaag cid kale

SONNA (MUQDISHO)- Wasiirka Gashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo kulan la qaatay Gen. Tadesse Amelo Sieso ayaa yiri “Waxaan maanta kulan miro dhal ah la yeeshey wafdi uu hoggaaminaayo u-qeybsanaha Ciidamada Safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya Gen. Tadesse Amelo Sieso. Waxaanna kawada hadalnay xaaladda guud ee labada dal, howlgallada AMISOM oo ay Itoobiya qeyb katahay, Qorshaha Kala-guurka Qaranka (STP), iyo mustaqbalka amniga Gobolka Geeska Afrika. Waxaan uga mahadceliyey dadaalada ay ku bixinayaan ladirirka Aragagixisada iyo nabadeynta guud. Ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya.

La wadaag cid kale