Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha oo ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay maalgashtaan dalkooda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha oo ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay maalgashtaan dalkooda
GudahaWararka

Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha oo ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay maalgashtaan dalkooda

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 13, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta booqasho ku tagay Warshadda Cocacola oo soo saarta noocyada kala duwan ee biyaha, iyo cabitaanada taas oo ku taala waddada Warshada ee magaalada Muqdisho.

Ujeedka  booqashada Wasiirka ayaa daarneed dhiirigelinta maalgashiga ganacsatada Soomaaliyeed ay ka samaynayaan gudaha wadanka taas oo kor u qaadaysa dhinacyada wax-soo-saarka, shaqo abuurka, iyo kobaca dhaqaalaha inta ba.

Wasiirka oo booqashadiisan uu ku wehelinayey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xildhibaan Cusmaan Maxamed Cabdi (Daalo), ayaa waxa ay halkaas ugu kuur-galeen noocyada wax soo saarka Warshadda, qeybaha cusub ee lagu soo kordhiyey, iyo inay wax ka oggaadaan sidoo kale na la socdaan heerka uu gaarsiisan yahay daboolista baahida suuqa oo ah mid aad ugu filan dalka.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo warbaahinta la hadlay ayaa boggaadiyey in ganacsatadan Soomaaliyeed ay ku dhiiratay inay Maalgashadaan dalkooda oo ay daboolaan baahida ka jirta suuqa.

“Waxa aan rabnaa in aanu ganacsatada ugu baaqno in ay hadda ka dib ay u soo jeestaan in ay dalkooda maalgashtaan gaar ahaan warshadaha, sababtoo ah imika warshadan iyo qeybtii hore ee aan soo marnay ba waxa ka shaqeeya kuman yaal qof, sidoo kale, waxay kor u qaadi doontaa wax soo saarkii dalka, runtii na aad baan ugu faraxsanahay ugu na dhiirigelinaynaa,” sida uu yiri Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS.

Maamulaha Guud ee shirkadda Mudane Cawil Tooxow Qeyre, oo wafdiga wasiirka halkaas ku soo dhaweeyey, ayaa sheegay in ka Warshad ahaan ay soo kordhiyeen qeybo cusub oo ka tirsan Warshadda Cococola isla-mar-ahaantaana ay hada ku filan yihiin daboolista baahida ka jirta suuqa oo ay soo saari karaan dhammaan qeybaha kala duwan noocyada cabitaanada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiiru dowlaha Ganacsiga oo ka qeyb galay shir weynaha labaad ee haweenka Ganacsatada “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)Wasiiru-dawlaha Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa maanta ka qeyb-galay shir-weynihii labaad ee…

Wararka
December 23, 2020

Taliska Africom oo sheegay in Dowladda Soomaaliya ay kala shaqeyn doonaan ciribtirka khawaarijta

Taliska Africom ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya dowladda Soomaaliya ay sii wadi doonaan howlgalada lagu ciribtirayo khawaarijta, maadaama ay khatar…

Caalamka
February 28, 2025

30-sano ka dib diyaaradii ugu horraysay ee laga diiwaan galiyey Soomaaliya oo duulimaad bilowday

Muqdisho (SONNA)- Diyaaraddii ugu horeysay oo ku duushay taargada Soomaaliya ayaa maanta rakaab ka qaaday garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo si…

GudahaWararka
February 19, 2021

DF oo shacabka iyo ganacsatada Soomaaliyeed uga digtay la macaamilka argagixisada

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shirguddoomiyay kulanka Guddiga ka hortagga lacag dhaqidda…

GudahaWararka
November 30, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023