Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Kulan sagootin ah maanta Muqdisho kula qaadatay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Marwo Catriona Laing.
Wasiirka Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Marwo Catriona Laing oo xilka kasii dagaysa uga mahad celiyey doorka wanaagsan ee qaramada midoobey ka ciyaareyso geeddi-socodka nabadda ee Soomaaliya.
Inta uu socday kulanka Wasiirkaย Ergeyga ayaaย la wadaagnay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka goโantahay fulinta aragtideeda ku aaddan Soomaaliya xasilloon oo ammaan ah.