Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo la kulmay taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

La wadaag cid kale

Muqdisho(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xafiiskiisa kula kulmey taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Cabaas Aamiin Cali.

Wasiirka ayaa kulanka inta uu socday warbixin ka dhageystay taliyaha iyo Saraakiisha kulanka ku wehlisay,

Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kula dar daarmay saraakiisha Dardar-galinta Howlgaladda ka dhanka argagixisadda iyo ka shaqeynta Horumarinta ciidanka xoogga soomaliyeed..

La wadaag cid kale