Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Difaaca “Itoobiya ciidankeeda qeyb kama noqon doonaan howlgallada ciidan ee dalka ka socda haddii aysan ka laaban heshiis beenaadka”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Difaaca “Itoobiya ciidankeeda qeyb kama noqon doonaan howlgallada ciidan ee dalka ka socda haddii aysan ka laaban heshiis beenaadka”
GudahaWararka

Wasiirka Difaaca “Itoobiya ciidankeeda qeyb kama noqon doonaan howlgallada ciidan ee dalka ka socda haddii aysan ka laaban heshiis beenaadka”

By Dahir Aadan Cali
Last updated: October 5, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ka hadlay xaaladda howlgalka ATMIS iyo halka uu marayo qorshahooda ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka 27-xarun ciidan ay kala wareegeen ciidamada ATMIS. Sannadka 2024-ka, ayaa loo asteeyay waqtiga ugu dambeeya ee ay Soomaaliya ka baxayaan guud ahaan ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika.

Sidoo kale, wasiirka ayaa soo hadal qaaday ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS iyo doodda ka taagan damaca gurracan ee Itoobiya ku dooneyso qeybo ka mid ah Baddeenna, wuxuuna hoosta ka xariiqay haddii aysan ka laaban heshiis beenaadkaas qarankeenna iyo Baddeenna ay ku damacday in aysan ka mid ahaan doonin howlgalkaas (Mission), oo Dowladdo kale booskaas ay buuxin doonaan.

” Xaaladda ATMIS meesha ay mareyso ayaan rabaa in aan kalmad ka iraahdo, ciidadamada xoogga dalka wejigii seddaxaad wuu dhammeeyay, guud ahaan ATMIS 27-xarumood ayaa lagala wareegay in intaas la mid ahna ilaa iyo 2024-ta waa la dhammeystirayaa oo 3-bilood ka dhamin tahay howlgalku (Missionka) ku egyahay 2024-ka,waxay doodi ka taagneyd, sidiina u taagan tahay Dowladda Itoobiya oo aad la socotiin haddii aysan ka laabanin heshiis beeneedkaas qarankeenna iyo Baddeenna ay ku damacday in aysan ka mid ahaan doonin howlgalkaas (Mission), oo Dowlado kale booskaas ay buuxin doonaan,’.
Dhanka kale, wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa tilmaamay in Dowladda Federaalka iyo xubnaha beesha caalamka ee caawiya howlgalka ATMIS ay u socdaan wadahadallo ku aaddan arrimaha farsamo ee lagu dhammeystiri lahaa howlgalkaas iyo sida uu noqon doono.
”Doodaha badan aad qabi kartaan waxaa ka mid ah howlgalkaas iyo siduu noqon doono, waad la socotiin howlgalka magaciisa waa la bixiyay, waxaana wali socda arrimihii farsamo ee lagu dhammeystiri lahaa howlgalkaas, wada-hadalkaas wuxuu noo socdaa anaga iyo African Union, United Nation iyo hay’adihii kaalmeyn lahaa,waxay doodi ka taagneyd,”.
Ciidamada xoogga dalka ayaa si buuxda ula wareegaya amniga guud ee dalka, marka si dhammeystiran dalka uga baxaan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Isgaarsiinta XFS oo Muqdisho ku qabatay kulan ku saabsan adeegsiga Tiknoolojiyadda casriga ah

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Isgaarsiinta Iyo Teknoolojiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho maanta ku qabatay kulan wadatashi ah oo ku saabsan siyaasadda adeegsiga…

GudahaWararka
December 16, 2023

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka wada deegaanno ku dhow Baardheere

Muqdisho (SONNA)-Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa bilaabay howlgal ballaaran oo ay Al-Shabaab kaga saarayaan deegaanno…

Wararka
November 30, 2019

Safaaradda JFS ee Suudaan oo Dhalinyaro Soomaaliyeed ka sii daysay xabsiyada dalkaasi

Khaartuum (SONNA) Dhalinyaradani Soomaaliyeed oo kunool magaalada Khaartuum ee caasimadda Dalka Suudaan ayaa ciidamada ammaanka dalkaasi kala kulmay xarig,kadib markii…

GudahaWararkaWargayska
August 3, 2020

Madaxweyne Laftagareen oo xariga ka jaray dhismayaal cusub oo si casri ah loo dhisay

Baydhabo,(SONNA):- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray dhismayaal…

GudahaWararka
July 22, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023