Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Dastuurka oo soo xiray kulan ku saabsanaa maqaamka Caasimadda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Dastuurka oo soo xiray kulan ku saabsanaa maqaamka Caasimadda
GudahaWararka

Wasiirka Dastuurka oo soo xiray kulan ku saabsanaa maqaamka Caasimadda

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: July 23, 2024
3 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowladda FS, mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa soo xiray Kulan howleedka maqaamka caasimadda ee hanaanka dib-u-eegista Dastuurka, oo shalay iyo maanta Muqdisho ka socday.

Kulan howleedka maqaamka caasimadda ee hanaanka dib-u-eegista Dastuurka, ayaa labadii maalin ee uu socday waxaa looga dooday xulashooyinka miiska saaran ee maqaamka caasimaddu yeelaneyso oo kala ah: A) gobal Caasimad ah oo hoosyimaada dowladda Federaalka ah, B) Caasimad dowlad gobaleed ah iyo C) Caasimad ku dhex taal dowad gobaleed, waxaana ka qeyb galayaashu ay soo jeediyeen talooyin wax ku ool ah oo qeyb ka noqda talooyinka bulshada laga aruurinayo.

Wasiiru-dowladda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka dowladda FS, Marwo Muumino Sheekh Cumar Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), iyo guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda gobalka Banaadir, mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo xoghayaha joogta ah ee wasaaradda, Feysal Aadan Xasan ayaa goob joog ka ahaa munaasabadda xiritaanka kulan howleedka Maqaamka Caasimadda Muqdisho ee hanaanka dib-u-eegista Dastuurka.

Duqa Muqdisho oo kalimad ka jeediyay xiritaanka kulan howleedka ayaa wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowmadda FS ku boogaadiyay dadaalka uu ugu jiro iyo qabsoomidda kulan howleedkaan diirada lagu saarayay hanaanka Maqaamka Caasimadda, waxuuna adkeeyay baahida shacabka Caasimadda iyo gobolka Banaadir ay u qabaan dhameystirka Dastuurka, maqaamka caasimadda iyo metelaad siyaasi ah.

Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka mudane Xasan Macalin oo sheegay in xukuumadda Dan-qaran iyo Madaxda ugu sareysa dalka ay ka goโ€™an tahay dhameystiri lahaa Dastuurka, oo ay qeyb ka tahay asteynta maqaamka caasimadda, ayaa yiri, โ€œWaxaa jira ka goโ€™naasho siyaasadeed, waxaana xukuumadda iyo guud ahaan madaxda sare ee dalka ka goโ€™an in Dastuurka la dhammeystiro, dastuurkuna ma dhammeystirmayo iyadoo maqaamkii Muqdisho iyo metelaadiisa aan meel la saarin, maadaama Caasimadda, Maqaamkeeda iyo meesha la dhigi doono ay kamid tahay arrimaha masiiriga ah ee la doonayo in goโ€™aan laga gaaroโ€.

Kulan howleedka ayaa qeyb ah kulamada joogtada ah ee wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurku ay bulshada kala yeelaneyso cutubyada dasuurka ee dib-u-eegistu ku socoto, waxaana jiri doono kulamo kale oo muhiim u ah geeddi socodka hannaanka dib-u-eegista Dastuurka.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Farmaajo oo Xarigga ka jaray Matxafka Qaranka “Sawirro”

Muqdisho (SONNA), Luuliyo 01, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Matxafka Qaranka ayaa…

Wararka
July 1, 2020

NISA oo soo dhaweysay meel marinta heshiiska argagixiso la dagaalanka ee Sucuudiga iyo Soomaaliya

Muqdisho (SONNA): Agaasimaha Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, ayaa soo dhaweeyay goโ€™aanka ay xukuumadda Sacuudiga ku meelmarisay heshiiska…

GudahaWararka
May 21, 2025

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo u ambabaxay dalka Talyaaniga

Muqdisho(SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar…

GudahaWararka
October 8, 2023

Maxkamada ciidamada oo xukunno kala duwan ku riday Askar ka tirsan dowladda

Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukunno kala duwan ku riday askartii ka dameeysay weerarkii ka dhacay isgoyska…

Wararka
May 22, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023