Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa
    May 12, 2026
    SoDMA oo gargaar raashin ah u qaybisay 2,000 oo qoys oo ku sugan Baardheere
    May 12, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika
    May 11, 2026
    Tirinta cododka Doorashooyinka K/Galbeed oo la soo geba-gebeeyay
    May 11, 2026
    Wasiirka Arimaha Dibadda oo Nairobi uga qaybgalay shir madaxeedka Africa Forward
    May 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka cadaaladda XFS oo ka qeyb galay shirka guddiga farsamo ee wasiiradda cadaaladda iyo arrimaha sharciga midowga Afrika
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka cadaaladda XFS oo ka qeyb galay shirka guddiga farsamo ee wasiiradda cadaaladda iyo arrimaha sharciga midowga Afrika
GudahaWararka

Wasiirka cadaaladda XFS oo ka qeyb galay shirka guddiga farsamo ee wasiiradda cadaaladda iyo arrimaha sharciga midowga Afrika

By Abdulkadir
Last updated: January 23, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa ka qeyb-galay Shirka 7-aad ee Guddiga Farsamo ee heer wasiiradda Cadaaladda iyo Arrimaha Sharciga Midowga Afrika (STC-JLA) kaas oo ka furmay magaalada Accra ee caasimada dalka Ghana.

Shirkan oo socon doona labba maalmood ayaa ujeedkiisu yahay  in la isla qaato saddex heshiis oo qeyb ka ah heshiiska Ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA). Kuwaa oo ay kamid yihiin.

1)Heshiiska Maalgashiga ee  Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (Protocol to the Agreement Establishing the African Continental Free Trade Area on Investment)

2)Heshiiska Siyaasadda Tartanka ee Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (Protocol to the Agreement Establishing the African Continental Free Trade Area on Competition Policy) iyo heshiiska Xuquuqda Lahaansha Maan Abuurka (Protocol to the Agreement Establishing the African Continental Free Trade Area on Intellectual Property Rights) Hiigsiga Heshiiska Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA) ayaa ah in qaaradda Afrika ay yeelato hal suuq  oo xor ah, wuxuuna sidoo kale dhiirigelinayaa is dhexgal ganacsi oo dhex mara dalalka qaarada.

Heshiisyadan ayaa waxaa hore uga soo shaqeeyey wasaaradaha ganacsiga ee Afrika, oo ay kamid tahay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee XFS

Shirkan ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Wasiiradda Cadaaladda, Arrimaha Dastuurka, Xuquuqul Insaanka iyo Qareenada Dowladaha xubnaha ka ah STC-JLA,dood dheer iyo falanqeyn kadib, wasiiradu waxay ansixiyeen saddexda heshiis.

Heshiisyada la ansixiyey ayaa waxaa loo gudbin doonaa shir madaxeedka Midowga Afrika oo qabsoomi doona bisha soo socota ee Febraayo dhexdeeda,heshiiskan Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA) oo ay Soomaaliya saxiixday, laakiin aan weli la ansixin, ayaa hadii uu dhaqan-galo waxaa ka faa’iidi doona guud ahaan dalalka Afrika oo Soomaaliya ay kamid tahay

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa

Xeebta magaalada Barawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa subaxnimadii maanta noqotay mid ku kulmisay nolol…

May 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya iyo Beesha caalamka oo ka wada hadlay abaaraha ka jira dalka

Muqdisho-(SONNA)-Guddiga Wasiirrada ah ee u xilsaaran Abaaraha ka jira dalka, Danjireyaasha Beesha Caalamka iyo Hay’adaha Gargaarka ee ka howl-gala dalka…

GudahaWararka
October 27, 2021

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada oo la kulantay safiirka Midowga Yurub

Muqdisho  (SONNA): Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Xil Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay…

GudahaWararka
June 4, 2024

Shirka amniga Caasimadda oo lagu qabtay xarunta Gobolka Banaadir+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), ayaa sheegay in la iskula xisaabtami doono sugidda…

Wararka
December 12, 2019

Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha oo booqatay gobolo kala duwan

Beijing (SONNA) - Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee wadanka Shiinaha, Dr. Hodan Cusmaan ayaa booqashooyin muhiim ah ku tagtay gobollo kala…

GudahaWararka
December 19, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023