Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    DEG DEG: Ciidanka NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
    January 31, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo Munaasabad kagu taageerayay maamulka W/Bari kaga qeyb galay London
    January 31, 2026
    Guddiga Wada-hadallada DF iyo Golaha Mustaqbal oo la kulmay Bulshada Rayidka
    January 31, 2026
    Ra’iisul wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
    January 31, 2026
    Soomaaliya oo Ka Qayb gashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Hindiya iyo Carabta
    January 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka cadaaladda XFS oo ka qeyb galay shirka guddiga farsamo ee wasiiradda cadaaladda iyo arrimaha sharciga midowga Afrika
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka cadaaladda XFS oo ka qeyb galay shirka guddiga farsamo ee wasiiradda cadaaladda iyo arrimaha sharciga midowga Afrika
GudahaWararka

Wasiirka cadaaladda XFS oo ka qeyb galay shirka guddiga farsamo ee wasiiradda cadaaladda iyo arrimaha sharciga midowga Afrika

By Abdulkadir
Last updated: January 23, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa ka qeyb-galay Shirka 7-aad ee Guddiga Farsamo ee heer wasiiradda Cadaaladda iyo Arrimaha Sharciga Midowga Afrika (STC-JLA) kaas oo ka furmay magaalada Accra ee caasimada dalka Ghana.

Shirkan oo socon doona labba maalmood ayaa ujeedkiisu yahayย  in la isla qaato saddex heshiis oo qeyb ka ah heshiiska Ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA). Kuwaa oo ay kamid yihiin.

1)Heshiiska Maalgashiga eeย  Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (Protocol to the Agreement Establishing the African Continental Free Trade Area on Investment)

2)Heshiiska Siyaasadda Tartanka ee Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (Protocol to the Agreement Establishing the African Continental Free Trade Area on Competition Policy) iyo heshiiska Xuquuqda Lahaansha Maan Abuurka (Protocol to the Agreement Establishing the African Continental Free Trade Area on Intellectual Property Rights) Hiigsiga Heshiiska Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA) ayaa ah in qaaradda Afrika ay yeelato hal suuqย  oo xor ah, wuxuuna sidoo kale dhiirigelinayaa is dhexgal ganacsi oo dhex mara dalalka qaarada.

Heshiisyadan ayaa waxaa hore uga soo shaqeeyey wasaaradaha ganacsiga ee Afrika, oo ay kamid tahay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee XFS

Shirkan ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Wasiiradda Cadaaladda, Arrimaha Dastuurka, Xuquuqul Insaanka iyo Qareenada Dowladaha xubnaha ka ah STC-JLA,dood dheer iyo falanqeyn kadib, wasiiradu waxay ansixiyeen saddexda heshiis.

Heshiisyada la ansixiyey ayaa waxaa loo gudbin doonaa shir madaxeedka Midowga Afrika oo qabsoomi doona bisha soo socota ee Febraayo dhexdeeda,heshiiskan Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA) oo ay Soomaaliya saxiixday, laakiin aan weli la ansixin, ayaa hadii uu dhaqan-galo waxaa ka faaโ€™iidi doona guud ahaan dalalka Afrika oo Soomaaliya ay kamid tahay

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

DEG DEG: Ciidanka NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Muqdisho,SONNA;- Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal gaar ah oo lagu beegsaday…

January 31, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maamulka Gobolka Banaadir oo xarrigga ka jaray dhismaha Waddo Inter-lock ah

Muqdisho.(SONNA)...Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda gobolka Banaadir mudane Axmed Xasan Iimaan iyo guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta…

Wararka
July 29, 2020

Kulan looga hadlayo qaab dhismeedka Dowladda oo ka socda Muqdisho+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Waxaa Maanta Muqdisho ka furmay kulan howleed looga hadlayo qaab-dhismeedka Dowladda ee nidaamka Federaalka kaasoo lagama maarmaan u ah dhameystirka…

Wararka
February 15, 2020

Guddoonka Baarlamaanka Golaha Shacabka oo ku baaqay in la joojiyo Colaadda Mudug

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad, ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka soo cusboonaaday…

Wararka
December 6, 2019

Wasiiru dowlaha wasaaradda ganacsiga XFS oo shirka (ESCWA) uga qeyb galay dalka Tunisiya

Muqdisho.(SONNA):- Wasiiru dowlaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ee dawlada Federalka mudane Cabdisalaam Shariif Xuseen ayaa dalka Tunisiya uga qayb galay…

GudahaWararka
March 8, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023