Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalaya shirka Cop28 ayaa sheegay inay ka go’an tahay helintaan Caafimaad dhamaystiran
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalaya shirka Cop28 ayaa sheegay inay ka go’an tahay helintaan Caafimaad dhamaystiran
GudahaWararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalaya shirka Cop28 ayaa sheegay inay ka go’an tahay helintaan Caafimaad dhamaystiran

By Bile
Last updated: December 3, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa ka qeybgalaya shirka Cop28 ee isbedalka Cimilada Adduunka oo maalintiisa saddexaad lagu lafa-guray caafimaadka iyo isbedalka cimilada,.

Ajandaha maalinta saddexaad ayaa waxaa ka soo qaybgalay madax badan oo ka socday wadamada caalamka, Wasiirada Caafimaad aduunka, Agaasimaha guud ee hey’adda Caafimaad adduunka Dr. Tedros, Bill gate oo ah maalqabeen taakuleeya Caafimaadka, Jorn Kerry Ergayga gaarka ah ee cimilada ee Madaxwahnaha maraykanka, Wasiiro arrimo dibadeed oo ka socdey dalalka Caalamka, iyo madax ka kala socoto Hey’ado caalami ah ayaa ka mid ah madaxda ka qeybgakeysa Ajandaha Caafimaadka iyo isbadalka cimilada

Shirka ayaa maalinta saddexaad diiradda lagu saarayaa saamaynta Isbadalka Cimilada uu ku leeyahay caafimaadka, iyada oo si qoto dheer looga hadlayo saamaynta togan iyo midda taban ee uu isbadalka cimiladu ku leeyahay Caafimaadka bulshada, iyo sida wax looga qaban karo aduunkuna isaga kaashan karo, iyo sidii lagu hirgalin lahaa nidaaam Caafimaad oo haqab tiran adkaysi leh, kana jawaabi karo cudur dillaacyada iyo musiibooyinka ka dhasha is badalka cimilada.

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an islamarkaana diradda u saaran helintaan Caafimaad dhamaystiran iyo sidii bulshadeena Soomaaliyeed ula jaan qaadi la haayeen isbedelada cimilada iyadoo laga sii taxadarayo xanuunasa ka dhallan kara taasoo qeyb ka ah diyaarinta bulsho dhankasta ka diyaarsan oo heysata Caafimaad tayeysan.

TAGGED:Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalaya shirka Cop28 ayaa sheegay in Xukuumadda Dan-Qaran ka go’an tahay helintaan Caafimaad dhamaystiran
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay safiirka Norway ee Soomaaliya “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle, ayaa maanta la kulmay safiirka Dawladda Norway ee Soomaaliya…

GudahaWararka
June 16, 2021

Madaxweyne Xasan oo kormeeray xerada Jeneraal Goordan oo ay ku jiraan ciidamo ku biiraya dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar-galinaya halganka dalka looga ciribtirayo Khawaarijta ayaa maanta booqday Xerada Jeneraal…

GudahaWararka
April 20, 2023

Hay’adda maareynta masiibooyinka Qaranka oo gurmad gaarsiisay qoysas dan yar ah

Muqdisho.(SONNA):- Hay'adda maareynta Masiiboyinka Qaranka ee SODMA ayaa ku dhawaad 300 oo qoys oo dad danyar ah waxay gargaar ugu…

GudahaWararka
January 7, 2023

Wasaaradda warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeysay geerida fanaan ustaad Axmed Naaji Sacad

Muqdisho,(SONNA). Wasiirka Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska, Wasiirku Xigeenka, Agaasimaha Guud, Agaasimayaasha Wasaaradda Iyo shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska…

GudahaWararka
September 5, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023