Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga
    June 2, 2026
    Hay’adda SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada shaqaynaya xoojinta hawlaha samafalka
    June 2, 2026
    Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan oo shir kaga qaybgalaya Switzerland
    June 2, 2026
    Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya
    June 2, 2026
    DFS oo ka qeyb gashay kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Afrika ay la yeesheen Madaxweynaha K/Koonfureed
    June 2, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Beeraha XFS oo qalab ku wareejiyey qaar ka mid ah Maamul Goboleedyada dalka “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Beeraha XFS oo qalab ku wareejiyey qaar ka mid ah Maamul Goboleedyada dalka “SAWIRRO”
GudahaWararka

Wasiirka Beeraha XFS oo qalab ku wareejiyey qaar ka mid ah Maamul Goboleedyada dalka “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 19, 2021
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Midowga Yurub iyo hay’adda FAO ayaa qalab loogu talogalay beeraleyda ku wareejisay qaar ka mid ah maamul goboleedyada dalka.

Qalab  isugu jira Baabuur, mootootin iyo cagaf cagaf loogu talogalay In lagu taageero beeraleyda ayey Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaliya ku wareejisay Wasiirada Beeraha ee Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Jubbaland si loogu horumariyo beeraleyda Soomaaliyeed oo aad uga baahan si ay u kordhiyaan wax soo saarkooda.

Barnaamijkan oo ah wejiga labaad ee mashruuca horumarinta silsiladda qiimaha Beeraha oo ay maalgelisay Midowga Yurub, isla markaana ay fulisay FAO ayaa hadafkiisu yahay horumarinta iyo garab istaaga beeraleyda iyo kordhinta wax soo saarka dalka.

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa xusay in la wareegida qalabkan ay qeyb ka tahay mashaariic la xiriira oo lagu horumarinayo Beeraha.

Wasiirada Beeraha Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa dhankooda ka mahadceliyay qalabka la guddoonsiiyay oo ay  tilmaameen in ay gaarsiin doonaan Beeraleyda ugu haboon.

Mudane Saciid Xuseen Ciid Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ugu dambeyn qalabka ku waraajiyay xubnaha ka socday maamul goboleedyada ayaa ku booriyay Inay uga faa’iideeyaan Beeraleyda si wax soo saarkooda loogu horumariyo.

 

                           

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta ka…

June 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xildhibaanada Galmudug oo diyaar garow ugu jira doorashada Guddoonka Baarlamaanka

Xildhibaanada Cusub ee Galmudug ayaa bilaabay diyaar-garowga doorashada guddoonka Baarlamaanka Galmudug, iyadoo lagu wado in ay  yeeshaan kulankoodii kowaad oo…

Wararka
January 12, 2020

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya oo shir uga qeyb galay Hindiya “Sawirro”

New Delhi-(SONNA)-Wasiirka Wasaradda Badroolka iyo Macdanta Soomaaliya Mudane; C/rashiid Maxamed Axmed ayaa Magaalada New Delhi ee Dalka Hindiya kaga qeybgalay shirka…

Wararka
October 17, 2019

Wasiirro ka tirsan XFS oo soo dhoweeyay wafdi ka socda  Turkiga oo soo gaaray Muqdisho.

Wasiiro ka tirsan XFS oo ay kamid ahaayeen Wasiirka Batroolka XFS Cabdirasaaq Cumar Maxamed  ,Wasiirka Gaashaandhigga C/Qaadir Maxamed Nuur iyo…

Gudaha
October 25, 2024

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Shirka Caalamiga ah ee Dambiyaynta Gumaysiga Afrika

Muqdisho(SONNA):-wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta oo Axad ah kaga qeybgalay caasimadda Aljeeriya shirka…

GudahaWararka
December 1, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023