Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay R/wasaaraha Suudaan+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay R/wasaaraha Suudaan+sawirro
Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay R/wasaaraha Suudaan+sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: March 1, 2020
2 Min Read
Share

Khaartuum(SONNA) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Soomaaliya mudane Danjire Ahmed Ciise Cawad oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda ee IGAD iyo Midowga Yurub ayaa maanta la kulmay Ra’isul Wasaaraha wadanka Suudaan Dr. Abdallah Hamduuk,kulankaasi o ka dhacay xafiiska raiiusl wasaaraha dalkaasi,waxaana ku wehliyay Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan Amb Maxamed Sheekh Isxaaq.

Wasiirka wuxuu u gudbiyay Ra’isul wasaaraha salaan uu kawadey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmajo iyo Ra’isul wasaare Xasan Cali Khayre.
Wasiirka wuxuu ugu mahadnaqey Dawladda iyo shacabka Suudaan taageeradda joogtada ah oo ay la garabtaaganyihiin dawladda iyo Dadka Soomaaliyeed .

Sidoo kale Amb Axmed Ciise Cawad wuxuu si gaar ahaan ugu mahadnaqey Ra’isul wasaaraha taageerada ay Suudaan u fidiso Ardeyda Soomaaliyeed ee Suudaan wax kubarata oo ah tiradda ugu badan ardey Soomaaliyeed ee dibadda wax kubarta .

Waxyaabaha la isla soo hadalq aaday waxaa kamid ahaa sidoo kale kale Caqabadaha heesta ardada iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee suudan jooga,iyadoo isla kulankaasi Intii uu socdey  wasiir Cawad iyo Ra’isul wasaaraha ka wada hadleen iskaashiga labada dal ee walaalaha ah iyo arrimaha Geeska Afrika .

Dhankiisa Ra’isulwasaare Xamduuk wuxuu amaaney xiriirka xooggan ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Suudaan, wuxuuna soo dhaweeyay in la sii xoojiyo iskaashiga dhanwalbo.

Ugu dambeyntii Ra’iIsul wasaaruhu wuxuu Salaan wasiirka ugu sii dhiibey Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya.

Mudane Axmed Ciise Cawad wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya intuu Suudaan joogay wuxuu kaloo xafiiskiisa kula kulmey wasiiru dawlaha arrimaha dibadda ee jamhuuriyadda Suudaan ee Omar Qamarudin,isagoo dhanka kale furey xarunta cusub ee Safaaradda Soomaaliya ay ka Degtay magaalada khartoum.

Wasiirka waxaa kulamadda kuweheliyay safiirka Soomaaliya ee Suudaan Maxamed Sheekh Isxaaq iyo Qunsulka Axmed ismaaciil, Xoghayaha koowaad iyo uqeybsanaha Arrimaha Ganacsiga.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sagootiyey ciidan gaar ah oo ku biiraya hawlgalka ka dhanka ah Khawaarijta 

Muqdisho (SONNA):  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sagootiyay Cutubyo ka tirsan Ciidamada muuqda/ hubaysan ee…

GudahaWararka
February 11, 2025

SoDMA oo gargaar gaarsiisay shacab dhawaan iyagoo barakac ah gaaray deegaanka Yurkud 

Muqdisho(SONNA):-Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA, oo kaa shaneysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa shalay deeq…

GudahaWararka
October 28, 2024

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Belgium oo kulan ku yeeshay New-York

Yew-York-(SONNA)_Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Max'ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shir gaar ah magaalada New York kula  yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalka…

Wararka
September 25, 2019

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo

Kismaayo (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxaa si diiran ugu…

GudahaWararka
February 14, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023