Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan doceedyo la yeeshay qaar kamid ah wasiiradda arrimada dibada dalalka Afrika
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan doceedyo la yeeshay qaar kamid ah wasiiradda arrimada dibada dalalka Afrika
GudahaWararka

Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan doceedyo la yeeshay qaar kamid ah wasiiradda arrimada dibada dalalka Afrika

By Bile
Last updated: February 16, 2023
2 Min Read
Share

Addis Ababa-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac Hurruuse oo magaalada Addis Ababa kaga qayb-galaya shirka Midowga Afrika ee wasiirrada Arrimaha Dibadda ayaan kulan doceedyo la yeeshay qaar ka mid ah Madaxda shirka ka qayb-gelaysa.

Mas’uulinta uu wasiirku kulmada miro-dhalka ah la yeeshay waxaa ka mid ahaaย ย  Raisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Ethiopia Mudane Demeke Mekonnen Hassen, Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Arrimaha Qurba-joogta ee Kenya Dr. Alfred Nganga Mutua oo ay labadaba isla soo qaadeen Iskaashiga dhinacyada Ammaanka, Diblumaasiyadda iyo deris wanaagga eeย  dalalka jaarka ah, Waxaa kale ooย  ka wada hadaleen meel marinta war-murtiyeedkii ay madaxda wadamada deriskuย  Muqdisho ka soo saareen horraantii bishan Febraayo iyo shir heer wasiirro ah oo kulanka madaxda daba socda oo bisha soo socota ee Maarso uu wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS ku martiqaaday magaalada Muqdisho wasiirrada dhiggiisa ah ee gobolka.

Waxaa kale oo Wasiir Abshir Cumar Jaamac (Hurruuse) uuย  kulamo la yeeshay wasiirrada Arrimaha Dibedda ee dalalka Tanzania,ย  Uganda, Algeria, Rwanda, Nigeria, Ghana,ย  iyo Komoros oo sanadkan qabanaysa guddoonka Midowga Afrika.

Qodobada ugu muhiimsan ee wasiir Abshir uu kala hadlay Wasiirrada dhiggiisa ahย  waxaa ka mid ahaa.

1-inay Soomaaliya hesho taageerada wadamada Afrika ee tartanka aan ugu jirro ka mid noqoshada xubinta aan joogtada ahayn ee golaha ammaanka qaramada midoobay oo dhacaysa Juneย  2024.

2- taageerada codsiga Soomaaliya ee ka mid noqoshada Bulshada Bariga Afrika ( EAC) oon si gooni ah ugala hadlay wadamada xubnaha ka ah.

3- xaqiijinta qoondada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Midowga Afrika oon muddo dibad joog ka ahayn fursadaha shaqo iyo mashaariic ee Midowga Afrika bixiyo.

Shirkan wasiirrada Arrimaha dibadda Afrika ayaa hordhac u ah midka Madaxda Afrika oo 18 furmi doona, waxaana rajo weyn laga qabaa sanadkan inay ka soo baxaan qodobada muhiim u ah dalkeenna.

TAGGED:Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan doceedyo la yeeshay qaar kamid ah wasiiradda arrimada dibada dalalka Afrika
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Bidhaan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku ridday Rag ka tirsanaa Al-Shabaab+Sawirro

Guri-ceel-(SONNA)-Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun ciqaabeed ku ridday ismiidaamiye ku fashilmay qarax uu…

Wararka
November 24, 2019

De Gea, Pogba, Wan-Bissakaโ€ฆ (Manchester United oo wajahaysa Liverpool iyadoo ay ka maqan yihiin siddeed ciyaaryahan)

Manchester(SONNA)-Maamulka kooxda kubadda cagta Manchester United iyo Jamaahiirtooda ayaa helaya war aan u wanaagsanayn ka hor kulanka ay la leeyihiin…

CaalamkaCiyaaraha
October 17, 2019

Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo saaray liiska musharixiinta Aqalka sare

Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi oo dowlad goboleedka Hirshabeelle ku matali doona…

GudahaWararkaWargayska
September 8, 2021

Taliyaha Booliiska oo ku baaqay in la xoojiyo doorka Amni ee saaran ciidanka

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xarunta Taliska guud ee Ciidanka kula kulmay saraakiisha hoggaanada, qeybaha…

Gudaha
February 21, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023