Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika
    May 11, 2026
    Tirinta cododka Doorashooyinka K/Galbeed oo la soo geba-gebeeyay
    May 11, 2026
    Wasiirka Arimaha Dibadda oo Nairobi uga qaybgalay shir madaxeedka Africa Forward
    May 11, 2026
    Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Dhiggiisa Dalka Algeria
    May 11, 2026
    Madaxweynaha JFS oo gaaray Uganda
    May 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasiirkii Arimaha dibadda Suuriya oo geeriyooday
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Wasiirkii Arimaha dibadda Suuriya oo geeriyooday
CaalamkaGudahaWararka

Wasiirkii Arimaha dibadda Suuriya oo geeriyooday

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 16, 2020
2 Min Read
Share
FILE PHOTO - Syrian Foreign Minister Walid Muallem attends a meeting with his Russian counterpart Sergei Lavrov in Moscow, Russia, April 13, 2017. REUTERS/Sergei Karpukhin/File Picture

Dimishiq-(SONNA)- Wakaalada wararka ee Suuriya SANA ayaa Subaxnimadii hore ee Saakay xaqiijisay geerida Wasiirkii arimaha dibadda iyo Qurba joogta ee dalkaasi Dr. Walid Mohi Edine Al Muallem oo aad  caan ugu ahaa. Dr. Walid Al Muallem

Dr. Walid Al Muallem wuxuu ka mid ahaa ugu fir fircoonaa Xisbigii Al- Bacath ee mudada nus qarniga dalkaasi hoggaaminayay, waxuuna caan ku ahaa qabashada shirarka Jaraa’id ee uu ku difaaci jiray aragtida siyaasadeed ee nidaamka, wuxuu aad hoos ugu dhigi jiray afkaar kasta oo taas ka soo hor jeeda.

Walid Al Muallem waxaa uu ku dhashay magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya July 17,1941dii, wuxuu  waxbarashadii illaa dugsiga sare kaga baxay magaalada Dimishiq.

1963dii wuxuu Shahaadada B.A Jaamacadda gaar ahaan cilmiga dhaqaalaha ka qaatay Qahira University ee dalka Masar,1964tii wuxuu ka mid noqday howlwadeennada arimaha dibadda ee Suuriya.

Dhamaadkii Lixdamaadkii iyo billowgii Todobaatanaadkii wuxuu ka soo mid noqday ergada diblomaasiyiinta Suuriya u fadhiday dalalka Tanzania, Saudi Arabia,Espain iyo Ingiriiska.

1975 wuxuu noqday safiirka Suuriya ee dalka Romania, kadib wuxuu ku soo noqday dalkiisa halkaasi oo xilal kala duwan ka qabtay Wasaaradda Arimaha dibadda.

1990kii wuxuu noqday safiirka Suuriya u fadhiya dalka Maraykanka xilkaasi oo uu hayay illaa 1999kii.

Sanadkii 2000 waxaa loo magacaabay kaaliyaha Wasiirka arimaha dibadda, wax yar kadibna wuxuu noqday wasiir ku xigeenka Arimaha dibadda, xilkaasi ku xigeenkana wuxuu hayay illa 2005tii.

Diblomaasi Sare Walid Al Muallem wuxuu noqday Wasiirka Arimaha dibadda iyo Qurba joogta ee Suuriya sanadkii 2006dii xilkaasi oo uu hayay illa uu ka geeriyoodo.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika

Nairobi,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam…

May 11, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo ka qeyb galay kulan loogu duceynayay dhallinyaradii dhawaan lagu xasuuqay Shangaani “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Kulankaan oo ahaa Duco iyo Qur’aan akhris loo sameynayay 12 dhallinyaro cayaartooy ah oo lagu laayay Degmada Shangaani gaar…

GudahaWararka
April 9, 2021

Tirada dadka ku dhintay Turkiga iyo Syria  oo gaartay 16-kun

Tirada dadka ku dhintay dhulgariirradii ka dhacay Turkiga iyo Suuriya ayaa sii dhaafaya 16,000,xilli ay sii yaraanayaan rajada laga qabo…

Caalamka
February 9, 2023

Soomaaliya oo Masar kaga qayb galaysa shirka wada tashiga ee horumarinta Shaqada hufan

Qaahira-(SONNA)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar si uu uga qeyb galo shirka wada…

GudahaWararka
October 4, 2023

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮: “𝗤𝗼𝗳 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝗸𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗴𝗮 𝗮𝗮𝗱𝗱𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗮𝘁𝗼 𝗱𝗶𝗳𝗮𝗮𝗰𝗮 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗵𝗶𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮”

Muqdisho(SONNA): — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay waajib…

GudahaWararka
May 19, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023