Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirk Wasaarada Arrimaha Dibada XFS ayaa ka qeyb galay daahfurka buugga Diplomaasiyadda iyo Dunida oo uu qoray Danjire Cabdi Shire Warsame.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirk Wasaarada Arrimaha Dibada XFS ayaa ka qeyb galay daahfurka buugga Diplomaasiyadda iyo Dunida oo uu qoray Danjire Cabdi Shire Warsame.
GudahaWararka

Wasiirk Wasaarada Arrimaha Dibada XFS ayaa ka qeyb galay daahfurka buugga Diplomaasiyadda iyo Dunida oo uu qoray Danjire Cabdi Shire Warsame.

By shiine Shiine
Last updated: January 23, 2022
1 Min Read
Share

Muqdisho…(SONNA)..Wasiirk Wasaarada Arrimaha Dibadda Xukuumada Fadraalka ah ee Soomaaliya Abdi Sacid Muuse ayaa ka qeyb galay daahfurkii buugga diblomaasiyada iyo dunida oo uu qoray danjire Cabdi Shirre Warsame oo ah rug cadaa ku xeel dheer arrimaha diblomaasiyada iyo Sooyaalkii siyaasada kaas oo Wasaarada Arimaha Dibada ka soo shaqeynayay in ka badan 40 sano.

Munaasabada daahfurkaan buuggaan ayaa waxaa qeyb ka ahaa wasiiro, Sentor, Xildhibaano, Diblomaasiyiin, aqoon yahano iyo bahda akhriska iyo qoraalka waxaana buugga si weyn loogu falanqeeyay macaamilka diblomaasiyada isaga oo ka mid noqonaya buugaagta afka Soomaaliga ku qoran ee dhif iyo naadir ka ah kuwaas oo ka hadkaya arrimaha diblomaasiyada iyo habmaamuuskooda.

Aqoonyahanada iyo Masuuliyiinta goobjooga ahaa daahfurka buugga ayaa uga mahadceliyay qoraha in buugga ku qoran yahay luuqada Soomaaliga iyo in aqoontiisa iyo qibrada uu buulshada la wadaaggay.

Danjire Cabdi Shirre Warsame oo ah qoraha buuga ayaa sharaxaad ka bixyay fahamka uu buuggaan siinayo qofka aqristaha ah

Wasiirka wasaarada arimaha dibada Cabdi Saciid Muuse ayaa sheegay in buuggaan muhiim u yahay dadka looga baahan yahay inay diblomaasiyada Fahmaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka Qaranka oo jab xooggan gaarsiiyay khawaarijta

Jowhar-(SONNA)-Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka Guullane ayaa weerar ku qaaday xubno Khawaarij ah oo ku dhuumaaleysanayay aagga deegaanka Laba-garas ee…

GudahaWararka
March 18, 2025

Turki:Wasiirka Ganacsiga XFS oo ka qeyb-galay Bandhigga cunnooyinka caalamiga ah

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya ย Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa magaalada Istaanbuul ee Turkiga kaga qeyb-galay xaflad…

Wararka
November 26, 2020

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka XFS oo kormeer shaqa ku tagay xarunta dhexe Shaybaarka Qaranka

Muqdisho(SONNA):-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS Md. Xildh. Dr. Mohamed Hassan Mohamed Bulale ayaa booqasho shaqo…

GudahaWararka
January 4, 2023

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo kulan la qaatay qaar kamid ah culimadda Soomaaliyeed

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/guuto Sulub Axmad firin ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo…

GudahaWararka
May 25, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023