Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiir Mukhtaar Roobow oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hayโ€™adda DIYANET
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Mukhtaar Roobow oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hayโ€™adda DIYANET
GudahaWararka

Wasiir Mukhtaar Roobow oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hayโ€™adda DIYANET

By Dahir Aadan Cali
Last updated: July 20, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho,( SONNA):- Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtar Roobow Cali ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socdey Hay,adda DIYANET-ka ee Dalka Turkuye.

Kulankan oo ka dhacay xafiiska wasiirka ayaa waxaa ku weheliyey wasiirka Ustaad Maxamed Xaaji Ibraahim iyo Yusuf Xasan Mursal oo ah la taliyaal sare oo ka tirsan Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka.

Sidoo kale dhanka Wefdiga DIYANAT ka ee kulan ka qeyb galay ayaa waxaa hoggaaminayey Mudane Axmed Akca oo ah xubin ka tirsan guddiga siyaasadda waxbarashada ee Dalka Turkuye, kana mid ah Guddiga Maamulka hayadda DIYANAT-ka, Mudane Fatih Kurt oo ka tirsan Diyanat ka, Mudane Furqan Mustafa Akcakil oo ah u qeybsanaha arrimaha waxbarashada DIYANAT ka qeybta Afrik iyo Cumar Farouk Arslan oo ah wakiil DIYANAT ka u fadhiya Soomaaliya.

Labada dhinac ayaa kulankooda diiradda ku saarey horumarinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo Hay,adda DIYANET- ka ee Dalka Turkuye, waxaana la isla soo qaadey sidii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka looga taageeri lahaa dhisidda Hay,adda Waqf oo ay Soomaaliya yeelato, tababarada iyo karaan dhiska shaqaalaha wasaaradda iyo kawaadirta ka shaqeysa dhisidda waqfiga iyo in deeqaha waxbarasho ee ay bixiso DIYANAT ka looga faaideeyo ducaadda iyo dhalinyerada Soomaaliyeed ee ku guda jirta barashada culuumta Islaamka, waxeyna ugu dambeynti Wefdigu booqdeeen dhismaha Xarunta cusub ee Wasaaradda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO SOO DHAWEEYEY XUBINNIMADA SOOMAALIYA EE GOLAHA AMMAANKA QM

Muqdisho, Juunyo 06, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran u soo dhaweeyey in Soomaaliya…

GudahaWararka
June 6, 2024

Taliyaha CXS oo kormeer ku tagay Fariisimihii hore ee ciidanka xoogga dalka ee dagmada Buulo-burte

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka xoogga dalka soomaliya Ganaral odowaa yuusuf Raage ayaa soo kormeray socdalkisi ugu danbeyay ee uga soo ambabaxay dagmada…

GudahaWararka
July 13, 2021

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray aargada KM0 oo dayactir lagu sameeyey+sawirro

Muqdisho(SONNA) Dhismaha aargada KM-0 oo ay si casri ah u dhistay wakaalada horumarinta dhismaha Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa xariga kajaray…

Wararka
January 5, 2020

Dalka Qadar oo laga xusay 1-da luulyo

Doha-(SONNA)-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Doha oo u dabaal dagaysa todobaadka Xorriyadda ayaa qabatay xaflad aad loo soo agaasimay oo…

GudahaWararka
July 2, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023