Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Waqooyi bari oo shirguddoomiyey kulan looga hadlay sugidda Amniga Laascaanood
    January 16, 2026
    Boqolaal dhalinyaro ah oo isugu soo baxay ololaha is xilqaanka nadaafadda Caasimadda
    January 16, 2026
    Wasiir ku xigeenka wasaaradda Batroolka oo shir caalami ah Sucuudiga uga qaybgalay
    January 15, 2026
    Madaxwaynaha Ruushka oo aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya
    January 15, 2026
    Madaxweynaha Al jeeriya oo qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS ahna Wasiirka Waxbarashada
    January 15, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiir ku xigeenka wasaaradda Batroolka oo shir caalami ah Sucuudiga uga qaybgalay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir ku xigeenka wasaaradda Batroolka oo shir caalami ah Sucuudiga uga qaybgalay
GudahaWararka

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Batroolka oo shir caalami ah Sucuudiga uga qaybgalay

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: January 15, 2026
1 Min Read
Share

Riyaad (SONNA): Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwahab Cabdi Cumar (Cananuug), ayaa ka qeybgalay shirka Wasiirada macdanta ee Jaamacadda Carabta iyo Madasha Caalamiga ah ee Macdanta (Future Minerals Forum โ€“ FMF 2026) oo lagu qabtay magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Shirka oo ay martigelisay dowladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa diiradda lagu saaray horumarinta macdanta, baahiyaha caalamiga ah ee khayraadka, iyo muhiimadda maalgashi hufan iyo ka-faaโ€™iidaysi waara.

Mudane Cabdiwahaab(Caananuug) Wasiir Ku-xigeenka wasaaradda Batroolka XFS ayaa kulammo doceedyo la yeeshay wasiirro, khubaro, iyo daneeyayaal caalami ah, isagoo kala hadlay doorka macdantu ka qaadan karto kobaca dhaqaalaha, abuurista shaqooyin, iyo horumar waara.

Sidoo kale, wuxuu la wadaagay daneeyayaasha fursadaha macdanta ee Soomaaliya, khayraadkeeda dabiiciga ah, iyo mowqifkeeda juqraafiyeed ee istiraatiijiga ah.

Dowladda Soomaaliya ayaa guulo ka gaartay dadaalada la xiriir qorshaha shidaal qodista dalka, taasi oo soo dedejinaysa fursad maalgashadayaasha caalamiga iyo Soomaaliya ay isku dhaafsan karaan wax wada qabsi dhanka khayraadka dabiiciga ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Waqooyi bari oo shirguddoomiyey kulan looga hadlay sugidda Amniga Laascaanood

Laascaanood(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi bari Cabdulqaadir Firdhiye ayaa caawa shir guddoomiyey shir looga hadlay amniga…

January 16, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wafdi ka socda Soomaaliya oo New Delhi uga qaybgalaya shirweynaha Hindiya iyo Afrika

New Delhi (SONNA): Shirweynaha sannadlaha ee ganacsiga Hindiya iyo Afrika ee (Indian African conclave 19th CII) oo ka Sacdo magaalada…

GudahaWararka
August 21, 2024

Wasiir Cali Xoosh oo maalintii labaad kulamo la qaadanaya mas’uuliyiinta iyo bulshada Hirshabeelle

Jowhar-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh oo uu wehliyo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dowlad…

GudahaWararka
January 22, 2025

Taliyaha Booliska oo kormeeray baraha cusub ee laga ilaaliyo Amniga Muqdisho +Sawirro

Muqdisho (SONNA)-Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) Taliyaha qeyb-ta guud ee gobolka banaadir taliyaha ciidamada sida…

Wararka
October 19, 2020

Laamaha ammaanka Guriceel oo gacanta kusoo dhigay nin horay dil u geystay

Guriceel-(SONNA)-Guddomiyaha degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud Faarax Cabdi Macallin ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu soo dhigay nin loo haysto dil…

GudahaWararka
November 14, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023