Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo tababar u furay wariyeyaal ka kala socda qeybaha Warbaaahinta kuwo kalena u soo xirey+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo tababar u furay wariyeyaal ka kala socda qeybaha Warbaaahinta kuwo kalena u soo xirey+sawirro
Wararka

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo tababar u furay wariyeyaal ka kala socda qeybaha Warbaaahinta kuwo kalena u soo xirey+sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 7, 2019
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA) Munaasabadan oo isugu jirtay furitaanka tababar aqoon kororsi ah iyo xiritaanka isla tababar kale oo kaasi lamid ah  loogunatalagay qaar kamid ah wariyeyaasha Warbaahinta Qaranka,kuwa Madaxa banana iyo kuwo ka socday dowlad gobaleedyada waxaa ka qeybgalay wasiir ku xigeenka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya mudane Xil Aadan Isxaaq Cali Agaasimaha guud ee wasaaradad C/raxmaan Sheekh Yuusuf Al-Cadaala,agaasimeyaasha waaxyaha TV,Radiomuqdisho,SONNA& Wargeyska,shaqaaalaha iyo Tababarada oo soo qaban qaabisay iyo Dalxiiska.

Qeybta koowaad ee Tababarkan oo ay bixinayeen macalimiin ka socotay Machadka Aljazeera ee Dalka Qatar uuna soo xirey wasiir kuxigeenka warfaafinta waxaa ka faa’idaystay wariyeyaal gaaraya 15 oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka,kuwaasi oo la guddoonsiiyay shahaadooyinkooda,iyadoo sidoo kale qeybta labaad loo furay 20 wariye oo ka kala socota Warbaahinta Qaranka,kuwa Madaxa banana iyo kuwa dowlad gobaleedyada.

“Waxaa noo Soo dhamaaday Maanta tababar qiimo badan oo ay qaateen wariyaal ka tirsan Wasaradda warfaafinta Oo gaaraya 15 wariye, Waxaa bixiyay macalimiin nooga timid machadka Aljazaara, Waxaana Sido kale wasiir ku xigeenka noo furay tababar kale oo ay qaadan doonaan 20 wariye oo qaybaha warbaahinta kala duwan ka yimid, Waxaan u mahad celinayaa Cid kasta oo gacan ka gaystay In uu hirgalo”. Ayuu yiri Agaasimaha waaxda Shaqaalaha iyo Tababarada ee wasaaradda Warfaafinta C/rixiin Ciise Caddow.

Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane C/raxmaan Sheekh Yuusuf Alcadaala oo ka hadlayay munaasabaddaasi ayaa ku booriyay Wariyeyaasha tababarkaasi qaatay in aqoontii la baray ay ugu adeegaan bulshadooda,wuxuuna mahad u celiyay macalimiintii qeybta ka qaadatay tababarkan.

Ugu dambeyntii Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Xil Aadan Isxaaq Cali ayaa ku ammaanay maamulka wasaaradda sida ay isaga xil saareen sare u qaadista aqoonta Wariyeyaasha,Wuxuu sidoo kale ku bogaadiyay suxufiyiintana in ay laba jibaaraan kordhinta heer koodi aqooneed,uguna adeegaan Bulshada.

Wasiir Aadan ayaa uga mahad celiyay macalimiintii ka socotay Dalka Qatar,gaar ahaan machadka Aljazeera sida ay waqtigoodi ay ugu soo hureen in ay tababar siiyaan Wariyeyaasha Soomaaliyeed,taasi oo uu ku tilmaamay tallaabo aad u muhiimsan.

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirtay sidii loo horumarin lahaa Tayada Warbaahinta Dalka,si Bulshada loogu hago dhabaha horumarka.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xadka Gaza iyo Masar oo la furay iyo Bolivia oo xiriirka u jartay Israa’iil

Xadka Rafah ee u dhaxeeya Gaza iyo Masar ayaa la furay markii ugu horeysay tan iyo markii uu qarxay dagaalka…

Caalamka
November 1, 2023

Golaha shacabka oo ka qeyb qaadanaya gurmadka walaalaha Turkiga ee dhul-gariirka saameeyay

Muqdisho.(SONNA):- Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda FederaalkA Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa u codeeyay…

GudahaWararka
February 18, 2023

Guddiga wadajirka ah ee Kenya iyo Soomaaliya oo maalintii 3-aad shir ku leh Nairobi

Nairobi-(SONNA)-Maalintii sedexaad ayaa waxaa magaalada Nairobi ka socoda shirka 3-aad ee Guddiga Wadajirka ah ee Iskaashiga Kenya iyo Soomaaliya Joint…

GudahaWararka
May 5, 2024

Ciidamada xoogga dalka oo khawaarijta kala wareegay degaanno katirsan Gobalka Baay

Muqdisho(SONNA):-CIidamada xoogga dalka Soomaaliyed Gaar ahaan Taliska Guutada 8aad Qeybta 60aad ayaa la wareegay Gacan ku haynta degaannada Daynuunaay iyo…

GudahaWararka
December 14, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023