Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
    Taliyaha Booliiska oo shirguddoomiyey shirka hoggaanada Booliiska
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo furay Mashruuc dib loogu howl galinaayo Isbitaalka Xeraale “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo furay Mashruuc dib loogu howl galinaayo Isbitaalka Xeraale “SAWIRRO”
GudahaWararka

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo furay Mashruuc dib loogu howl galinaayo Isbitaalka Xeraale “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 27, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Mashruucan oo soconaya muddo Sadax sano ah ayna wadajir usoo agaasimeen Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo hey’adda Badbaada Carruurta, ayaa dib loogu howl galinayaa xarunta Caafimaadka Xeraale oo muddo 6 -bilood ah gaabis ku yimid howlihii ka socdey, kadib markii ay weysay kaalmadii ay ka heli jirtay hey’addii hore gacanta ugu heysay xaruntan.

Waxaana wadajir u daah furay socodsiintiisa wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Dr. Axmed Xuseen Macalin Dr. Gurrey oo ay wehliyaan Wasiirka Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac, lataliyaha arrimaha bulshada ee Xafiiska Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Cali Faarax Seeraar, Agaaaimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, wasiiro, Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin ka socotay hey’adda badbaada Carruurta.

Madaxa Caafimaadka Hey’adda badbaada Carruurta Maxamed Cali Magan oo ka waramey ahmiyada mashruucan ayaa sheegay in ujeedadu tahay daboolida baahida Caafimaad ee Magaalada xeraale.

Baahiir Daahir Yuusuf Guddoomiyaha Xeraale ayaa  u mahadceliyay madaxdii isku howshay arrinkaan ayna filayaan in la dhameystiro adeegyada ka dhiman Isbitaalka Xeraale.

Wasiirka Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac ayaa reer Xeraale u rajeeyay in ay ilaashadaan Adeegyada qaybta ka ah mashruucan, iyaguna kabi doonaan baahiyaha wali jira.

Ugu dambeyn wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya  Dr. Axmed Xuseen Macalin Dr. Gurrey ayaa balan qaadey in Dowladda gacan ka geysan doonto sidii xal loogu heli lahaa adeegyada ka dhiman Isbitaalkan.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay dhiggiisa Magaalada Ankara

Ankar (SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo safar shaqo…

GudahaWararka
October 30, 2023

Shil gaari sababay dhimashada saddex ruux oo ka dhacay magaalada Dangorayo ee Gobolka Nugaal “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Shil Gaari oo sababay Dhimashada saddex ruux ayaa ka dhacay meel qiyaas ahaan Degmada Dangorayo ee Gobalka Nugaal u…

Wararka
June 25, 2020

Golaha Aqalka sare BFS oo maanta lagu ansixiyey hindise sharciyeed hay’adda nabad sugidda

Muqdisho-(SONNA)-Kalfadhiga maanta ay yeesheen golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay hindise sharciyeedka hay’adda nabad sugidda iyo…

GudahaWararka
February 22, 2023

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafiimaadka XFS oo kulan la yeeshay Wasiirka Cafimaadka dalka Ethoipia

Addis Ababa,(SONNA):-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS xildhiban Maxamed Xassan Maxamed ayaa kulan muhiim ah la qaatay Dr. Lie Wasiirka Cafimaadka…

GudahaWararka
June 16, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023