Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiir Fiqi” Wasaaradda Arrimaha Gudaha waxaa ay dajisay qorshe dhab u heshiisiin loogu sameynayo Bulshada,”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Fiqi” Wasaaradda Arrimaha Gudaha waxaa ay dajisay qorshe dhab u heshiisiin loogu sameynayo Bulshada,”
GudahaWararka

Wasiir Fiqi” Wasaaradda Arrimaha Gudaha waxaa ay dajisay qorshe dhab u heshiisiin loogu sameynayo Bulshada,”

By Dahir Aadan Cali
Last updated: March 4, 2024
2 Min Read
Share

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi oo hadal kooban ka jeediyay furitaanka shirka aragti wadaagga ee Machadka Heritage oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wasaaraddiisu dejisay qorshe dhab u heshiisiin loogu sameynayo Bulshada, kaas oo la daah-furayo marka laga baxo bisha Ramadaan ee foodda nagu soo hayso.

Sidoo kale, wasiirka ayaa tilmaamay in la dhammeystiray qorsheyaal qoto dheer oo wax lagaga qabanayo khilaafyada iyo ka hortagooda, kuwaas oo hadda soo dhammaaday laguna qoray labada luqadood ee Soomaaliga iyo Ingiriiska.

” Waxaan dejinay istiraatijiyad qorsheyaal qoto dheer oo wax lagaga qabanayo xalinta khilaafyada iyo heshiisiinta noocyadooda kala duwan,waxaa ugu weyn hannaan aan hadda soo dhammeystirnay oo layiraahdo hannaanka dhab u heshiisinta qaran ka hortagga iyo xalinta khilaafyada, wuu soo dhammaaday labada luqadood ee Igiriiska iyo Soomaaliga ayuu ku qoran yahay, waxaana daah-fureynaa marka Ramadanka laga baxo’,”.

Wasiir Fiqi, oo hadalkiisa sii wata ayaa hoosta ka xariiqay in hannaankan dhab u heshiisiinta, wadatashi lagala sameeyay dhammaan bulshada qeybaheeda kala duwan iyo maamul gobolleedyada dalka.

” Wadatashi ururada Bulshada rayidka iyo dhammaan iyo dowlad gobolleedyadaba, hannaankaas lix tiir buu ka kooban yahay, wuxuuna koobayaa dhammaan tallaabooyinka la qaadayo, waxaana ku dhex lifaaqan oo iyaduna la diyaariyay qorshaha fulinta hannaanka dhab u heshiisiinta qaran oo ka kooban in ku dhow labo boqol oo tallaabo oo lagu hirgelinayo hannaankaas,’ ayuu yiri wasiirka.

Ugu dambeyn, wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Axmed Macallin Fiqi ayaa u mahadceliyay machadka Heritage,isagoo rejeeyay muddada labada cisho ah ee uu shirka socda inuu guul ku soo idlaado.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Golaha Shacabka oo Akhrinta saddexaad marsiinaya wax ka badalka sharciga xisbiyadda siyaasadda

Muqdisho.(SONNA)...Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta KMG golaha shacabka…

Wararka
July 22, 2020

Wasiir Xoosh oo horkacay Dhireynta Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa ku horkacay hoggaanka…

GudahaWararka
November 23, 2025

Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada XFS & Wafdi uu hogaaminayo oo ku wajahan Balcad

Muqdisho.(SONNA)... Wafdi uu hogaaminayo sii hayah Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/laahi Goodax Barre ayaa saakay ka ambabaxay Magaalada…

Wararka
September 1, 2020

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Muqdisho(SONNA):-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa lagu wadaa in Maanta Xarunta Villa Hargeysa ku yeshaan mid kamid ah kulamadooda…

GudahaWararka
March 6, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023