Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasiir Daa’uud “Garsoor Hufan oo Caddaalad ah waa aas-aaska dib u yegleelida dowlad Soomaaliyeed oo awood leh”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Daa’uud “Garsoor Hufan oo Caddaalad ah waa aas-aaska dib u yegleelida dowlad Soomaaliyeed oo awood leh”
GudahaWararka

Wasiir Daa’uud “Garsoor Hufan oo Caddaalad ah waa aas-aaska dib u yegleelida dowlad Soomaaliyeed oo awood leh”

By Bile
Last updated: December 27, 2022
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinfa, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka xog-waramay qodobadda looga hadlayo shirka 4-aad ee golaha wadatashiga qaranka oo maalintii labaad ka socda Muqdisho.

Shirkan ayaa Madaxdu waxay ku odorasayaan federaaleynta garsoorka iyo asteynta awoodaha heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed, arrinkan oo qeyb ka ah dhammeystirka fulinta qodobbadii warmurtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Madasha Qaranka 3-aad ee ku soo gaba-gaboobay Muqdisho 12-kii Sebteembar.

Wasiir Daa’uud ayaa sheegay in Madaxda heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ay iska xog-wareysan xaaladda amniga dalka, gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab oo Ciidamada Xoogga dalka ay ka soo hoyeen guulo waaweyn, kana xorreeyeen deeganno badan oo ay horrey ugu dhibaateynayey shacabka Soomaaliyeed.

“xorreynta dalka ee khawaarijta looga xorreynayo waa arrin heer qaran ah, kuma koobna deeggaan iyo gobolka gaar ah, waa arrin ay ka wada mideysan yihiin madaxda dowladda dhexe iyo madaxda dowlad goboleedyadda, waxaana taasi marqaati u ah in shirkii ugu dambeeyay ee golaha wadatashiga qaranka ee muqdisho lagu qabtay in bayaankii laga soo saaray lagu sheegay in dagaalka ka dhanka khawaarijta ee dalka looga xorreynayo uu yahay mid waajib ah oo ay ka wada qeyb qaadanayaan dowlad goboleedyadda iyo dowladda dhexe, shacabkuna qeyb ka yahay” ayuu yiri wasiir Daa’uud.

Qodobadda kale ee ugu waa weyn ee looga doodayo shirka 4-aad ee golaha wadatashiga qaranka waxaa kamid ah Garsoorka oo ah qodob marsii ah. waxaana go’aan la rabo in ummadda Soomaaliyeed oo dhan inay talo ku yeeshaan, “halku-dhigga madaxweynaha ayaa Soomaali heshiis ah dunida heshiis la ah tas ayaana keenaysa in laga wada dodo qodobadda masiirigga ee u baahan in laga wada qaado go’aan loo dhan yahay” ayuu wasiirka warfaafinta ee XfS Daa’uud Aweys Jaamac.

 

 

 

TAGGED:Wasiir Daa’uud “Garsoor Hufan oo Caddaalad ah waa aas-aaska dib u yegleelida dowlad Soomaaliyeed oo awood leh”
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowlad goboleedka jubbaland oo soo saartay qaar kamid ah liiska musharaxiinta xubnaha Aqalka sare

Muqdisho(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmad Maxamed Islam ayaa soo gudbiyay liiska Musharaxiinta qeyb ka mid ah Kuraasta Aqalka Sare ee…

GudahaWararka
July 27, 2021

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya

Dhuusamareeb (SONNA):Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabbilay safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya…

GudahaWararka
September 23, 2024

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga sare ee Gurmadka Fatahaada Qardho

Muqdisho;(SONNA) -Madaxweynaha Dowlad-goboleedka  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, isagoo ka duulaya saamaynta balaaran ee ay yeesheen roobabkii daadadka watay ee…

Wararka
April 29, 2020

Ciidamada deegaanka oo gacanta ku dhigay Saddex ka mid ah Khawaarijta

Jowhar (SONNA):- Xoogaga Macawisleyda ee deegaanka Cadcadey ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa gacanta ku dhigay saddex ka mid ah maleeshiyaadka…

GudahaWararka
December 27, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023