Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Horjoogaal Khawaarijta ka tirsan oo lagu khaarijiyay howlgal laga fuliyay Gobolka Hiiraan
    January 31, 2026
    Howlgalka Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deeegaano muhiim ah
    January 31, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo New Delhi kaga qeyb galay shir caalami ah
    January 31, 2026
    Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo ka furmay Dhuusamareeb
    January 31, 2026
    DEG DEG: Ciidanka NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
    January 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiir Biixi oo shir ku saabsan dhaqaalaha Afrika uga qaybgalay Marocco
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Biixi oo shir ku saabsan dhaqaalaha Afrika uga qaybgalay Marocco
GudahaWararka

Wasiir Biixi oo shir ku saabsan dhaqaalaha Afrika uga qaybgalay Marocco

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: December 10, 2024
1 Min Read
Share

Casablanca (SONNA): Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta ka qeyb galay dood heer keedu sareeyo oo ay goob joog ka ahaayeen qaar ka mid ah Wasiirada Maaliyadda dalalka Afrika iyo aqoon yahano ku xeel-dheer arrimaha dhaqaalaha, dooddaas oo diiradda lagu saaray arrimaha deymaha iyo sidii maalgalin u heli lahaayeen dalalka gobolka, xili maalinkii 2-aad uu soconayo shirka Sanad laha ah ee Maaliyadda Afrika (๐€๐Ÿ๐ซ๐œ๐š ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ) oo lagu qabanayo magaalada Casablanca ee Boqortooyada Morocco.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa la wadaagay ka qeyb galayaashii doodda iyo dhageystayaashii madasha fadhiyay waayo-aragnimada Dowladda Soomaaliya ee waddadii deyn cafinta, xilli ay sare u kaceen dalalka deymaha lagu leeyahay ee qaaradda Afrika , ku waas oo qaar kood hada ku guda jira dariiqii ay Dowladda Soomaaliya ee martay ee hannaanka loo yaqaano HIPC.

Doodda oo suโ€™aalo muhiim ah lagu weydiiyay Wasiirka Maaliyadda ayaa sidoo kale sharaxaad ka bixiyay habkii ay Dowladda Soomaaliya uga goโ€™neyd ka gudbidda dhammaan shuruudihii la hor dhigay iyo dadaalka Wasaaradda Maaliyadda ee sare u qaadidda dakhliga gudaha, dib-u-habeynta heyโ€™adaha Maaliyadda, nidaamka hufnaanta iyo Maamul-Wanaagga Maaliyadda, ku waas oo ahaa mudnaanta koowaad ee Wasaaradda iyo guud ahaan heyโ€™adaha kale Dowladda Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Horjoogaal Khawaarijta ka tirsan oo lagu khaarijiyay howlgal laga fuliyay Gobolka Hiiraan

Muqdisho,Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanka Aboorey ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo…

January 31, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maxay tahay abaal marinta uu mudan yahay qofka soo dila khawaariijta.

Muqdisho(SONNA):-Dagaalka dalka Soomaliya looga xorraynayo kooxaha khawaariijta ayaa intii uu socday maray dhowr weji oo lagu wajahay kooxdan naxariista daran.…

MaqaalladaWararka
January 30, 2023

Ra’iisal wasaare Rooble oo shir guddoomiyay shirka wadatashiga Qaran ee doorshooyinka

SONNA (MUQDISHO)-ย Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shirka Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo galay maalintiisii…

GudahaWararka
May 23, 2021

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Allaha u naxariistee Abwaan Ibraahim Ismaaciil Sugulle (Sooraan)

Muqdisho (SONNA)-Farriinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee tacsida geerida Alle ha u naxariistee Abwaan Ibraahim Ismaaciil…

GudahaWararka
May 26, 2021

Afgembi ka dhacay dalka Myanmar iyo militariga oo xiray haweeneydii hoggaaminaysay

Wararka ka imaanaya dalka Myanmar ayaa sheegay in Inqilaab Millateri uu saaka ka dhacay dalkaasi Myanmar, ciidamada oo ka cabanaya…

GudahaWararka
February 1, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023