Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI
    March 11, 2026
    Wasaaradda Cadaaladda oo Shaacisay Liiska Nootaayooyinka Sharciyeysan ee Sannadka 2026
    March 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda Warfaafinta XFS oo qabatay dood ku saabsan doorashooyinka+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda Warfaafinta XFS oo qabatay dood ku saabsan doorashooyinka+sawirro
Wararka

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo qabatay dood ku saabsan doorashooyinka+sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 4, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA) Doodan oo ku saabsan arrimaha doorashooyinka Dalka ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa lagu qabtay xarunta wasaaradda.

Waxaa ka qeybgalay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo yarey),Senator Xuseen Sheekh Maxamuud iyo Cadirashiid Khaliif Xaashi agaasimaha Machadka heritage oo ahaa guddiga dooda waday.

Dooda oo ahayd mid xiiso badan waxaa sidoo kale ka qeybgalayay oo kor joogto ka ahaa Wasiirka Warfaafinta XFS mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) xildhibaano,aqoonyahanno,bulshada Rayidka suda haweenka,dhalinyarada,iyo sidoo kale xubno kale oo matalayay xisbiyada siyaasadeed ee dalka kajira.

Waxaa siweyn loo falanqeeyay suuro galnimada qaabka ay noqonkarta doorashada Dalka,kadib marka la dhameystiro shuruucda iyo habraacyada doorashooyinka dalka.

Dadwynihii ka qeybgalay dooda ayaa talooyinka kaladuwan soo jeediyay,sida ammaanka,dhaqaaale ahaan,in bulshada la wacyigeliyo lana fahamsiiyo nidaamka doorashada iyo kuwo kale.

Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo soo xirey doodan ayaa balanqaaday in masraxan wasaaraddu ay hirgelisay uu kulmi doono dhamaan hay’adaha dowladda iyo qeybaha bulshada.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

Jabuuti.SONNA….Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka xoogga dalka oo khawaarijta ka xoreeyay tuulada Jameeco ee gobolka Hiiraan

Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa khawaarijta Al-shabaab ka fara maroojiyay Tuulada Jameeco ee gobolka hiiraan…

GudahaWararka
April 25, 2023

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Beeraha Oo Aaladda Fogaan Aragga Uga Qeyb Galay Shir Caalami Ah “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)- Shir looga hadlayey ahmiyadda hortabinta beeraha oo ay ka soo qeybgaleen Agaasimayaasha Beeraha Wadamada Bariga Afrika oo ay…

Wararka
August 26, 2020

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗞𝘂 𝗫𝗶𝗴𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮: “𝗔𝗿𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝘄𝗮𝗮 𝗶𝗻 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗴𝗮𝗹𝗼 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹, 𝘀𝗶 𝗹𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗺𝗶𝗿𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝘆𝗼 𝗾𝗼𝗿𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮 𝗫𝘂𝗸𝘂𝘂𝗺𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗲𝗲 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶 𝗛𝗲𝘀𝗵𝗶𝗶𝘀 𝗮𝗵”

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salax Jaamac iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa caawa ka…

GudahaWararka
April 4, 2023

Wasiirka Betroolka XFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kuwait

Kuwait(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Mudane Daahir Shire Maxamed, oo booqasho ku jooga dalka Kuwait, ayaa kulan muhiim ah…

GudahaWararka
February 12, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023