Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika
    May 11, 2026
    Tirinta cododka Doorashooyinka K/Galbeed oo la soo geba-gebeeyay
    May 11, 2026
    Wasiirka Arimaha Dibadda oo Nairobi uga qaybgalay shir madaxeedka Africa Forward
    May 11, 2026
    Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Dhiggiisa Dalka Algeria
    May 11, 2026
    Madaxweynaha JFS oo gaaray Uganda
    May 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasaaradda Warfaafinta oo tababar u soo xirtay in ka badan 60-wariye oo doorashada tabinaya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasaaradda Warfaafinta oo tababar u soo xirtay in ka badan 60-wariye oo doorashada tabinaya
GudahaWararka

Wasaaradda Warfaafinta oo tababar u soo xirtay in ka badan 60-wariye oo doorashada tabinaya

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: December 23, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiista ee XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa galabta tababar u soo xiray in ka badan 60 kamid ah Weriyaasha iyo Kaamiramaanada Warbaahinta Qaranka ee soo tebinaya doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir oo dhaceysa maalinta Khamiista ah ee 25-ka bisha.

Munaasabadda lagu soo xiray tababarkaan waxaa goobjoog ahaa Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, Agaasimaha Guud Mudane Cabdullahi Xayir iyo Agaasimayaasha Waaxyaha Warbaahinta Qaranka, waxaana howlwadeennada loo jeediyey dardaaran iyo tusaaleyn shaqo oo maalinta Khamiista ah ay ku howlgeli doonaan.

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Cabdiraxmaan Al-Cadaala oo ugu horeyn Madaxda iyo Howlwadeenna Warbaahinta Qaranka uga mahad-celiyey shaqadii ay ka soo qabteen doorashada ayaa howlwadeennada loo soo xulay tebinta doorashada kula dardaarmay in maalinta Khamiista ah ay soo bandhigaan hufnaan shaqo, iyagoo kaashanaya xirfadooda warbaahineed iyo tababarka la siiyey.

Sidoo kale, Wasiir Al-Cadaala ayaa sheegay in Madaxda Qaranka ay fareen in Warbaahinta Qaranka ay qaadato door dhex-dhexaadnimo ah, isla markaana laga doonayo in musharaxiinta doorashada iyo ururrada siyaasadda si siman loo soo tebiyo wararkooda, si lamid ah maalmihii lasoo dhaafay.

Wasiir Daa’uud Aweys oo soo xiray tababarka ayaa howlwadeennada Warbaahinta Qaranka kula dardaarmay inay si taxadar leh u soo tebiyaan doorashada, iyagoo ku dadaalaya dhex-dhexaadnimada iyo shaqo wanaagga loo tababaray.

Wasiirka ayaa si weyn uga mahadceliyey tebintii Warbaahinta Qaranka ee is diiwaan-diiwaantii dadweynaha, ololihii ururrada siyaasadda iyo u diyaar garowga howlwadeennada Warbaahinta Qaranka iyo Warbaahinta gaarka loo leeyahay ay ugu jiraan soo tebinta doorashada tooska ah ee golayaasha deegaanka ee degmooyinka Gobolka Banaadir oo dhaceysa maalinta Khamiista ah ee 25-ka bishaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika

Nairobi,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam…

May 11, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda arrimaha gudaha XFS maanta martigelisay kulan la xiriira wacygelinta doorashooyinka

Muqdisho.(SONNA):- Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa maanta martigelisay kulan la xiriira wacygelinta doorashooyinka iyada oo…

GudahaWararka
December 24, 2024

Dowladda oo sheegtay in ay ka go’an tahay kordhinta fursadaha shaqo-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Xildhibaan Marwo Aamina Xuseen Cali, ayaa sheegtay in Wasaaradda ay ka go’an…

GudahaWararka
October 1, 2025

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Dastuurka Soomaaliya oo gaaray Baydhabo

Baydhabo (SONNA)- Wafdi uu hogaaaminayo wasiirka Dastuurka dawladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Goboka Baay,…

Wararka
November 7, 2020

Xildhibaannada Aqalka Sare oo warbixin ka dhageystay Wasiirka Maaliyadda XFS

Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Abdi Hashi Abdullahi oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad…

GudahaWararka
February 4, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023