Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    September 5, 2025
    Cumar Cabdulqaadir oo ka mid noqday garsooreyaasha koobka aduunka ee FIFA
    September 5, 2025
    Xoghayaha Guud ee Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka oo Shir uga qayb galay Dublin
    September 5, 2025
    Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo qado sharaf u sameeyey wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya
    September 5, 2025
    Wasiir dowlaha wasaaradda tamarta iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Shir uga qayb galay Accra
    September 5, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
    Drone nooc cusub ah oo Dunida ku soo biiray
    August 16, 2025
    Gobolka Florida oo laga hirgalinaayo xarun 2-aad oo lagu hayo soo galootiga
    August 15, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Gobolka Banaadir oo qeyb ka noqday abaabulka wajiga cusub ee la dagaalanka khawaarijta
    August 30, 2025
    Xogaha Shidaalka Soomaaliya (WARBIXN)
    August 29, 2025
    La yaab yaysan kugu noqon
    August 27, 2025
    MA DOONEYSAA ABAALMARIN GAAREEYSA ILAA $10 MILYAN OO DOLLAR?
    August 23, 2025
    Nooc cusub oo laga helay hubkii laga furtay Shabaabka (WARBIXIN)
    August 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Wasaaradda warfaafinta oo soo gabangabaysay tababar ku saabsan maareynta qataraha baraha bulshada
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasaaradda warfaafinta oo soo gabangabaysay tababar ku saabsan maareynta qataraha baraha bulshada
GudahaWararka

Wasaaradda warfaafinta oo soo gabangabaysay tababar ku saabsan maareynta qataraha baraha bulshada

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: July 7, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo xirtay kulanka Wadatashiga siyaasadda Qaran ee Maareynta Khataraha Isticmaalka qaldan ee Warbaahinta Bulshada (Social Media Policy), kaas oo socday muddo laba maalmood ah.

Kulankan oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socday Dowladda Federaalka, dowlad-goboleedyada, Maamulka Gobolka Banaadir, ururrada warbaahinta, bulshada rayidka ah, iyo dhalinyaro caan ka ah baraha bulshada.

Agaasimaha Waaxda Istiraatiijiyadda Warbaahinta ee Wasaaradda Warfaafinta, Cabdishakuur Cali Axmed, ayaa faahfaahin ka bixiyay doodaha iyo aragtiyaha la isku dhaafsaday kulanka, isagoo xusay in kulanku ahaa fursad muhiim ah oo lagu wadaagay fahamka iyo talooyinka la xiriira diyaarinta siyaasadda lagu wajahayo khataraha ka dhasha warbaahinta bulshada ee aan xakamaysnayn.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa si rasmi ah u soo xiray kulanka. Wuxuu sheegay in talooyinka iyo fikradaha laga soo ururiyay wadatashiga lagu saleyn doono siyaasadda qaran ee warbaahinta bulshada. Wuxuuna u mahadceliyay dhammaan ka qeybgalayaasha kaalintii firfircoon ee ay ku lahaayeen kulanka.

Wasiir Al-Cadaala ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay dowladda u leedahay sameynta siyaasad qaran oo ka tarjumaysa xal u helidda mushkiladda ka jirta si xun u isticmaalka baraha bulshada.

Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska oo kaashanaysa hay’adaha dowladda Federaalka, dowlad-goboleedyada iyo qeybaha bulshada, waxaa ka go’an dhameystirka iyo dhaqan-gelinta Siyaasadda Qaran ee maareynta Khataraha Isticmaalka qaldan ee Warbaahinta Bulshada, si waafaqsan qaraarkii Golaha Wasiirrada kasoo baxay bishii Febraayo ee sanadkan, kaas oo diiradda saaraya wacyigelinta iyo xakameynta isticmaalka khaldan ee warbaahinta bulshada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjiranimo…

September 5, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyay Miisaaniyadda Puntland ee sanadkan oo dhan “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo toddobaadkan lagu ansixiyay Miisaaniyadda Puntland ee…

GudahaWararka
November 4, 2021

Maamulka Gobolka Banaadir iyo taliyeyaasha laamaha ammaanka oo ka wada hadlay xoojinta nabadgelyada Caasimadda

Muqdisho-(SONNA)-Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Ku-xugeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan…

GudahaWararka
February 14, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Norway

Oslo-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Oslo Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka…

GudahaWararka
June 11, 2024

Israel oo duqeymo culus ka geysatay Beirut iyo masaajid ku yaalla Gaza

Ciidamada Israa'iil ayaa duqeeyay masaajid ku yaalla bartamaha Gaza, iyagoo dilay ugu yaraan 21 falastiiniyiin ah,halka la soo weriyay tiro…

Caalamka
October 6, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023