Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray kulan Guddiga Difaaca
    February 2, 2026
    Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb
    February 2, 2026
    Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
    February 1, 2026
    Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo la soo gebagebeeyay
    February 1, 2026
    Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo la kulmay Madaxda Ururka FESTUii
    February 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo maanta daahfurtay kulan wadatashi ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo maanta daahfurtay kulan wadatashi ah
Wararka

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo maanta daahfurtay kulan wadatashi ah

By Kulane
Last updated: December 1, 2020
1 Min Read
Share

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa maanta daahfuray kulan wadatashi oo ku saabsan shaqo abuur loogu talagalay barakacayaasha Dalka ku soo laabtay iyo kuwa gudaha ku barakacay.

Kulankan ayaa kulmiyay dhammaan agaasimayaasha guud ee shaqada Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Federaalka, wakiilo ka socda Wasaaradaha ay khuseyso, hogaamiyayaasha dhalinyarada, haweenka, bulshada rayidka ah iyo ururada ardayda iyadoo ujeedadu tahay in laga wada hadlo sida ugu wanaagsan ee shaqo loogu abuuri karo bulshada barakacayaasha ah.

Barnaamijka oo ay taageerayso hayโ€™adda UNHCR ayaa looga golleeyahay in lagu abuuro 250,000 oo shaqo 5 sano gudahood. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, oo ka hadlay munaasabadda ayaa carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in Dowlad-gobolleedyada ay si dhow ula shaqeyso wasaaradda si loo hubiyo in barakacayaasha iyo kuwa soo laabanaya ay helaan fursado shaqo si loo abuuro horumar waara. ayuu yiri Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray kulan Guddiga Difaaca

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta daahfuray Kulanka Guddiga Difaaca,kaas…

February 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka warfaafinta oo kulan is-barasho ah la qaatay shaqaalaha wasaaradda+sawirro

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Cismaan Abokor Dubbe ayaa kulan is-barasho iyo…

Wararka
October 28, 2020

Puntlan iyo saaxiibada caalamka oo weeraray kooxda Daacish ee ku sugan Gobolka bari

Ciidanka Puntlan oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa duqeyn xagga cirka ah iyo weerarro dhanka dhulka ah kuย  qaaday kooxda Daacish…

Gudaha
January 3, 2025

Madaxwayne ku-xigeenka Puntland oo shir Guddoomiyay Shirka Maamul Daadajinta iyo Adeeg Bixinta Puntland โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka ย Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta shir-Guddoomiyay shirka Maamul baahinta Puntland oo ku…

GudahaWararka
June 30, 2021

Ururka Jaamacadda Carabta oo ku baaqay kulan deg deg ah

Masโ€™uuliyiinta Jaamacadda Carabta ayaa sheegtay in dowladaha Masar iyo Urdun ay soo jeediyeen in wasiiradda arrimaha dibadda ee dowladaha Carabtu…

Wararka
January 28, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023