Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini
    June 1, 2026
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Sii Hayaha Wasiirka Ganacsiga XFS oo ka qeyb-galay shirka Ganacsiga Turkiga iyo Africa
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Sii Hayaha Wasiirka Ganacsiga XFS oo ka qeyb-galay shirka Ganacsiga Turkiga iyo Africa
Wararka

Sii Hayaha Wasiirka Ganacsiga XFS oo ka qeyb-galay shirka Ganacsiga Turkiga iyo Africa

By Kulane
Last updated: October 9, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA)…Shirkan oo ku qabsoomay habka internetka ee muuqaal araga ah ayaa waxa furay madaxweynaha dalka turkiga mudane rajab tayip erdogan iyada oo sidoo kale  ay goob ka ahayd wasiirka ganacsiga iyo warshadaha ee dalkaasi ruhsar pekcan iyo  sidoo kale wasiiradda ganacsiga iyo warshadaha wadamada afrika, waxa sidoo kale shirkaasi ka qeyb-galay madaxda midowga afrika, comesa iyo mas’uuliyiin kale.

Shirkan oo hal maalin socday, ayaa wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey, waxa uu kaga hadlay xaaladda ganacsi iyo dhaqaale ee Soomaaliya ee uu sheegay in Soomaaliya ay horumar ka sameysay dhinacyada shuruucda, heshiisyada iyo fududeynta ganacsiga. isaga oo sidoo kale carabka ku dhuftay in horumar laga gaadhay heshiisyaddii dhaqaale iyo ganacsi ee hore ay u kala saxeexdeen wadamada turkiga iyo soomaaliya taas oo uu sheegay in ganacsiga soomaaliya ay la lee dahay turkiga uu sanadkii 2019-kii noqday 206 malyan halka sanadkii 2017-kii uu ka ahaa 144 malyan.

Wasiirku, wuxu sidoo kale ka war-bixiyey dadaalada lagu fududeynaayo ganacsiga gaar heshiisyada suuqyada ganacsiga ee caalamiga oo uu sheegay inay meel fiican marayaan, waxaana  carabka ku dhuftay in qorshahooda ay ku jirto in si deg-deg ah loo dhammeyatiro heshiiska tepa ee turkiga iyo soomaaliya.

Enj. Cabdullaahi Cali Xasan, wuxu uu ugu dambeyn u mahad-celiyey Madaxweynaha wadanka turkiga Mudane recep tayip erdogan iyo wasiirka ganacsiga iyo warshadaha ee wadankaasi  ruhsar pekcan isaga oo uga mahad-celiyey marti-qaadka rasmiga ah ee ay soo siiyeen Soomaaliya.waxaana uu balan-qaaday inay ka dawlad ahaan diyaar u yihiin xoojinta xidhiidhka iyo iskaashiga dhaqaalaha iyo ganacsi ee aynu la lee nahay turkiga.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

“Hadda hala siiyo Liverpool koobka Premier League” – Macallin hore oo kubadda cagta ah

England(SONNA)-Liverpool ayaa u muuqata inay ku socoto wadaddii ay ugu guuleysan laheyd horyaalka Premier League markii ugu horeysay tan iyo…

CaalamkaCiyaaraha
October 16, 2019

Madaxweyne Qoor Qoor oo Muqdisho ku qaabilay  Safiirka Qadar ee Soomaaliya

Muqdisho.(S)NNA)...Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor ) ayaa hoyga uu ka degenyahay magaalada muqdisho ku qaabilay Safiirka dowladda Qadar…

Wararka
July 31, 2020

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Muqdisho(SONNA);-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehelada, iyo dhammaan…

GudahaWararka
March 1, 2026

Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee aqalka sare oo guddoomiyey kulan uu ka qaybgalay gudoomiyaha Baarlamanka EAC

Muqdisho (SONNA): Guddoomiye ku xigeenka 2-aad aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde ayaa maanta…

GudahaWararka
July 23, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023